HomeCiidamada Ciraaq oo qabsaday buundada isku xidha qeybaha Mosul

Ciidamada Ciraaq oo qabsaday buundada isku xidha qeybaha Mosul

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

_94863031_mediaitem94863027

Hargiesa(SLPOST) Sarkaal u hadlay Militariga dalka Ciraaq wuxuu sheegay inay daacish ka qabsadeen buundada wobiga Dalja ee Mosul.

Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ayaa hadda u guranaya dhanka Koofurta-Galbeed ee magaalada Mosul.

Booliska sida militariga u tababaran ayaa si xowli ah ugu sii dhowaanaya qeybta degmada Jawsaq, kuwaas oo qabsaday Buundada afaraad.

Buundada shanaad waa midda sida xun u burburtay ka dib duqeymo xoog badan oo loo geystay.

Laakiin haddii dayactiro buundada afaraad waxay caawineysaa ciidamada dagaalka ku jiro si ay u helaan garab iyo ciidamo dheeraad ah.

Dhanka kale, Shaqaalaha gargaarka ee Qaramada Midoobeey waxay sheegayaan inay si aad ah uga walaacsan yihiin xaaladda aadanaha ku nool meelaha ay weli daacish maamusho.

Galbeedka Mosul ayaa la aaminsan yahay inay ku nool yihiin 750 kun oo qof oo shacab ah.

Hay’adda cuntada adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay la hadashay qoysas ku nool Galbeedka Mosul.

Waxay sheegeen in “Qiimaha raashiinka uu sare u kacay, dadka ku nool meelaha qaarna aysan haysan cunto oo dhan”.

“Xaaladda maahan mid la aamini karo,” ayuu yiri nin 46 sano jir ah oo ku nool Mosul.

“Cunto malahan, biyo nadiif ah ma haysano, wax la isku kululeeyo malahan maadaama qabow uu jiro, wax cunto lagu karsado malahan, daawo ma haysano, adeegyada aasaasiga ah way baabe’een”, ayuu yiri ninkaasi.

Mosul waa magaalada weyn ee ugu dambeysa ee weli ay qeybo ka mid ah ay gacanta ku hayaan dagaalyahannada daacish.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories