Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Culimo uu Hoggaaminayo Wasiirka Diinta & Aw-Qaafta oo Bandhigga Caalamiga Ah ee Buugta Hargeysa Kaga Hadlay Doorkii Hoggaamineed Ee Nebi Maxamed (NNKH)

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo Sheekh Maxamuud Sheekh Dalmar oo ka mid culimada Somaliland ayaa khudbad ku...

Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Ka Warbixiyay Xaaladihii U Danbeeyey Ee Deegaanadii Xasuuqu Ka Dhacay Iyo Aragtidiisa Salaadiin Iyo Cuqaal Jigjiga tagay

Hargeysa (SLpost) - Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ah suldaanka guud ee beesha Habar-yoonis ayaa waraysi gaar ah oo uu maanta siiyay shabakadda...

SOMALILAND: Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagaga hadlay Qodobbo Xaasaasi ah iyo nuxurka ay xambaarsan yihiin

Hargeysa (SLpost)- Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada Somaliland, oo tirsigiisu yahay kii 200aad ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28-07-2016...

Saddexda Xisbi-qaran Oo Ga’aan Midaysan Ka Gaadhay Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kulan maalmo kooban socday oo ay xaadir ku ahaayeen hoggaanka saddexda xisbi-qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, isla markaana ay shirguddoominayeen Akadamiga...

HILLARY CLINTON oo loo xushay Murashaxa Xisbiga Dimuqraadiga u metelaya doorashada sannadkan

Washington (SLpost)- Xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maryaknaka, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa...

Magaca Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay Isku-qarxiyey Muqdisho

Muqdisho (SLpost)- Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa laba qof oo shalay qarax is-miidaamin ah ka...

Maalinta 4aad ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa – “Tayooyinka hoggaamiyuhu leeyahay waxa ka mid ah go’aan-qaadasho”

Hargeysa (SLpost) – Bandhigga Caalamiga ah ee Buugta Hargeysa oo maanta galay maalintiisii 4aad ayaa lagaga hadlay Doorka hoggaamintu ku leedahay dhismaha qaran iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img