HomeMagaca Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay Isku-qarxiyey Muqdisho

Magaca Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay Isku-qarxiyey Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Xildhibaan hore uga tirsanaa Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa laba qof oo shalay qarax is-miidaamin ah ka fuliyey meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen 13 qof.

Sida ay shaacisay kooxda Al-Shabaab, ninkan oo hore uga tirsanaan jiray Baarlamaanka Soomaaliya intii u dhaxaysay sannadihii 2004 ilaa 2010, da’diisuna tahay 53-jir ayaa lagu magacaabaa Saalax Badbaado.

xildhibeenSaalax badbaado ayaa wakhtigaas shir-jaraa’id oo uu qabtay ku shaacisay inuu ka baxay dowladda isla markaana ku biiray kooxda Al-Shabaab, sida aanu ka soo xigannay wakaaladda wararka ee AFP.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay masuuliyadda Laba qarax oo Salaasadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay sheegeen inay ku bartilmaameedsanayeen Fadhiisimada ay magaaladaas ku leeyihiin Xoogagga Midowga Afrika.

Dadka ku dhintay qaraxyadan ayaa la aaminsan yahay inay ku jiraan Askar ilaalo ka ahayd goobo gaadiidka lagu baadho.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories