Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

“Haddii Uu Goluhu Diido Heshiiska DP World, Wax Dambe Oo Aanu La Saxeexanaynaa Ma Jirto” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa  (SL.Post)  Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in Xukuumadd ahaan Golaha Wakiillada ka dalbanayaan inay ansixiyaan heshiiska isticmaalka Dekeda Berbera ee ay...

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Sheegay In Heshiiska Dekedda Ee Hadda Yaallaa Uu Yahay Kii Ay Diideen Xilligii Uu Wasiirka Ahaa

Hargeysa (SL.Post) Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan  ayaa ka hadlay heshiiska lagu maal-galinayo dekeda Berbera iyo wadda hadaladii ay...

Xukuumadda Oo Golaha Wakiillada Hor-keentay Heshiishka Ay La Gashay Shirkada DP World Iyo Jawigii Fadhiga

Hargeysa  (SL.Post) Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta Golaha Wakiillada hor-keentay heshiiskii ay dhawaan isticmaalka Dekeda Berbera la soo gashay shirkada DP World  (Dubai Port World).       Fadhigan...

“Mashruuca DP World Haddii Ay Wax Ka Qaldan Yihiin, Waxa Ka Xun In Gebi Ahaanba La Waayo” Cali Guray

Hargeysa  (SL.Post) Guddoomye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed  Yuusuf (Cali-guray) ayaa waxaa uu ka  hadley heshiiska ay xukuumada...

Madaxweynaha Somalia Oo U Kicitimay Itoobiya

Muqdisho  (SL.Post)  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir...

Xubno Ka Soo Goostay Khaatumo Oo Soo Gaadhay Caynabo

Caynabo (SL.Post) Xubno iskugu jira masuuliyiin iyo madaxdhaqameed ka tirsanaa Kooxda Khaatumo, ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada Caynabo ee gobolka Saraar, waxaan soo...

Somaliland Oo Markii U Horaysay Laga Hir-gelinayo Xarun Lagu Hubinayo Tayada Biyaha

Hargeysa  (SL.Post)Waxa maanta magaalada Hargeysa laga dhagax dhigay xarun cusub oo lagu baadhayo Caafimaadka biyaha ay cabto bulshad.                     Dhagax-dhigan xaruntan lagu hubinayo tayada biyaha, ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img