HomeMadaxweynaha Somalia Oo U Kicitimay Itoobiya

Madaxweynaha Somalia Oo U Kicitimay Itoobiya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muqdisho  (SL.Post)  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow u duulay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka IGAD.

 

 

madaxweynaha-safar

 

 

 

 

 

 

 

Sida ay sheegayaan wararka Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa shirkooda kaga hadlaya arrimaha Koofurta Sudan iyo doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.

 

 

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shirka ka qeyb galaya, waxaana ay goor dhoweyd diyaarad qaas ah ka raaceen garoonka diyaaradaha Aadan cadde.

 

 

Ammaanka ayaa la adkeeyay, ka hor inta aanu Madaxweynaha dhoofin, iyadoo la xiray wada ka baxda Madaxtooyada, ee marta Ceel-Gaabta, Dekeda Muqdisho illaa garoonka diyaaradaha.

 

 

Bixitaanka Madaxweynaha ayaa ku soo aaday, iyadoo Madaxda dowladda Dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada shir uga socdo Muqdisho, kaasoo looga hadlayo doorashooyinka.

 

 

 

Shirka Madasha Wada-tashiga qaran oo furmay Arbacadii la soo dhaafay ayaa wax natiijo ah laga soo saarin, iyadoo ay jirto hadal heyn ku saabsan dib doorashada dib loo dhigayo.

 

 

 

Somalilandpost.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories