Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dib U Habayn Lagu Sameeyay Jidka Isku Xidha Dila Iyo Boorama (SAWIRRO)
Hargeysa (SL.Post) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa xadhiga ka jaray waddo dhererkeedu dhan yahay 21Km taas oo isku xidha Kala-baydh iyo Dila...
Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia Oo Ka Hadlay Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Qabsoomaya
Muqdisho (SL.Post) Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Cabdisanaan X. Cumar Hadliye, ayaa sharaxay shir madaxeedka urur gobolkeedka IGAD ay bisha soo socota ku yeelanayaan magaalada...
Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqaday In Cafis Loo Fidiyay Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xilalka Ka Haya Somalia
Hargeysa (SL.Post) Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani), ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo cafis u fidiyey siyaasiyiinta aaminsan mabda'a Soomaaliweyn. Wasiir...
“Waar Dalka Ha Loo Gurmado Oo Ha Laga Badbaadiyo Kacdoonnada Siyaasiga Ee Inyar Oo Dan Lihi Waddo”
Hargeysa (SL.Post) Sheekh Aadan X. Maxamuud (Aadan Siiro) oo ka mid ahCulimada Somaliland, ayaa khudbaddii salaadii Jimcaha kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin...
Imaaraadka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Somalia Iyo Dalal Kale
Hargeysa (SL.Post) Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa muwaadiniinta dalkaas uga digtay in ay u safraan dalka...
La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada Bari oo ka hadlay Muhiimadda uu Qaranka u leeyahay Heshiiska DP World iyo Horumarinta Dekedda Berbera (Daawo Muuqaal)
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada Bari Eng Cabdinasir Garaad Abshir ayaa ka hadlay Muhiimadda uu Qaranka u leeyahay Heshiiska DP World iyo Horumarinta...
Toddobaadkii Rejada Ee Somaliland – Qalinkii: Maxamed Cumar Jibriil
Wadahadalada U Furmay Somaliland Iyo Khaatumo, Ansixinta Golaha Wakiilada Ee Shirkada DP World Iyo Odayaashii Somaliland Ee Muqdisho Ku Sugnaa Oo Cadeeyay In La...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

