HomeXukuumadda Oo Ku Dhawaaqaday In Cafis Loo Fidiyay Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xilalka...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqaday In Cafis Loo Fidiyay Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xilalka Ka Haya Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa  (SL.Post) Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani), ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo cafis u fidiyey siyaasiyiinta aaminsan mabda’a Soomaaliweyn.

 

 

blank

 

 

 

 

Wasiir Cadaani oo goordhaweyd shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa waxa kale oo uu sheegay in ay Xukuumadd ahaan siyaasiyiinta ka noqda mawqifkooda Soomaaliweyn ay ka taageerayaan  Gaadiidka ay ku imanayaan Somaliland.

 

 

 

“Waxaanu adduunka, Somaaliya iyo siyaasiyiinta reer Somaliland ee Xamar joogana u sheegaynaa  mustaqabalku wuxuu ku jiraa Somaliland, horumarku wuxuu ku jiraa Somaliland, nabadda iyo wada jirku wuxuu ku jiraa Somaliland . Dal dhamaystiran oo waxa la kala tabanayo si cadaalad ah looga wadahadalayo waxay ku jirtaa Somaliland.” ayuu yidhi Wasiirka Warfaafinta Somaliland

 

 

Wasiirka warfaafinta Somaliland “Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo   uu cafis balaadhan u fidinayaa oo bilaa shuruud ah u fidinayaa, cid alaale iyo cida siyaasiyiinta Somaliland ee Soomaaliya joogta ee maanta ogaaday in aan Somaaliya waxba u oolin . Wixii  Gaadiid ah ee taakulayn ahna, hadday Gadiid tahay iyo hadday tahay diyaarad tahayba ay dawladda Somaliland diyaar ula tahay .” ayuu yidhi Wasiir Cadaani

 

 

 

Wasiir Cadaani, waxa uu intaas ku daray  “Waxaan ku cel-celinayaa waa cafis balaadhan oo bilaa shuruud ah, walaalahayaga ka qiirooday ee fahmay maanta  inaan Soomaaliya waxba u oolin  ee maanta gartay. Waxaanu leenaya diyaar garooba oo dawladiinii oo qalbi furan iyo niyad wanaagsan idinku soo dhaweynaysaa.”

 

 

 

 

Halkan ka daawo.

 

Somalilandpost.Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories