Somaliland’s Key Ministers Trained On Communications
Hargeisa– Key Somaliland government Ministers met in Hargeisa on Monday to learn how to improve communications with the media to improve the flow of...
HARGEYSA: Hablo ka Qalinjabiyey Curitaanka Ganacsiga ayaa Loo Maalgalisay Meherad Ganacsi oo Casri ah
Hargeysa(SLpost):-Afar hablood oo ka qalin-jabiyey Jaamacadda ATU Qaybta Curitaanka iyo Maareynta Ganacsiga (Entrepreneurship) ayaa January 17, 2016 furay Meharadda casriga ah ee Sharaf Boutique. Hablahan...
Shirkadaha Apple,Samsung iyo Sony, iyo kuwa kale oo eedaymo loo jeediyay
Hargyesa(SLPost)-Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty ayaa waxa ay ku eedaysay shirkadaha Apple, Samsung iyo Sony, iyo kuwa kale, in ay ku guuldaraysteen...
Kobaca dhaqaalaha Shiinaha oo hoos u dhacay
China(SLpost)-Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay boqolkiiba 6.9 sanadkii la soo dhaafay ee 2015, oo haddii la barbar dhigo sanadkii kaasi ka horreeyay oo uu kobacu...
“Waxaanu joojinay bixintii dhulka danta guud ah…”Maayarka Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Maayarka caasiamda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen bixinta dhulka danta guud ayna galayaan hawlo wadooyin oo fooda ku...
Kiiniya Oo Raadinaysa Ciidamo Al-shabaab Ay Nolol Kaga Haystaan
Somaliya(SLpost)-Ururka Al-Shabaab ayaa shalay sheegtay in askar Kenyan ah ay ku qabsadeen weerarkii ay toddobadkii tagay ku qaadeen saldhig milatariga Kenya ay ku lahaayeen...
Musuq Laga Baadhayo Milatariga Nayjeeriya
Nigeria(SLpost)Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari, ayaa amray baadhis balaayiin dollar musuqmaasuq lagu tuhunsan yahay qaar ka mid ah milatariga iyo ciidamada cirka. Talada ayaa katimid gudi...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

