HomeShirkadaha Apple,Samsung iyo Sony, iyo kuwa kale oo eedaymo loo jeediyay

Shirkadaha Apple,Samsung iyo Sony, iyo kuwa kale oo eedaymo loo jeediyay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargyesa(SLPost)-Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty ayaa waxa ay ku eedaysay shirkadaha Apple, Samsung iyo Sony, iyo kuwa kale, in ay ku guuldaraysteen in ay sameeyaan baaritaan asaasi ah si ay u xaqiijiyaan in macdanta ay u isticmaalaan waxsoosaarkooda aanay soo qodin carruur.

Warbixin ku saabsan qodista macdanta cobalt ee laga qodo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo, ayaa waxa ay ku ogaatay in carruur yaryar oo ay da’doodu tahay 7 sano ay ku shaqeeyaan xaalado adag.

Macdanta cobalt ayaa waxa ay muhiim u tahay dhisidda bateriga.

Shirkadaha ayaa sheegay in aanay u dulqaadan siyaasadaha carruurta la shaqaalaysiiyo.

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo, ayaa soo saarta ugu yaraan boqolkiiba 50 macdanta cobalt-ga adduunka.

Dadka ka shaqeeya macdan qodista ayaa waxa ay wajahaan dhibaatooyin caafimaad ee xilliga fog waxa ayna khatar ugu jiraan shilal dhimasho, sida ay sheegayso Amnesty.

Intii u dhaxaysay bilihii Sebteembar 2014 iyo Diseembar 2015 waxaa noloshooda ku waayay ugu yaraan 80 macdan qode oo ku dhintay dhulka hoostiisa koonfurta Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo,

UNICEF ayaa waxa ay qiyaasaysaa in ku dhawaad 40,000 oo carruur ah ay ka shaqeeyaan macdan qodista guud ahaan koonfurta dalkaasi.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories