Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Qabiil Ayaan La Dagalaamayaa Iyo Qabiil Ayaan U Doodayaa Labadab Cabdikarim Ahmed Moogow Adigaa Lagaa Hayaa  

Abdi karim ahmed mooge, oo ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta ayaa waxa uu ku sababeeyey xil ka tagistiisii inuu u banbaxayo...

Halkan iyo Halkaaba: “HABLO WAA LA XUMEEYEY!”

Waa Sannado hore oo tagay. xilliyo kala duwan oo kala dambeeyey laba dhacdo oo xanuunkooda iyo damqashadooda leh oo gobolka Bariga Afrika kaga habsaday...

Magaalo Xeebeedka Marka Oo Maanta Laga Qabsaday Al-shabaab Kadib Markii Ay Shalay Qabsadeen

Marka(SLpost)-Magaalada Marka oo shalay ay dagaallamayaasha Alshabaab gacanta ku dhigeen ayaa saaka dib looga qabsaday, ka dib dagaal muddo gaaban socday. Cabdirisaaq Maxamed oo u...

“Ciro Dalka Ma Istaahilo In Madaxwayne Looga Dhigo Ee Wakii Lahogaamin lahaa”Suldaan Saleeban

Haergeysa(Slpost)-Suldaan Saleebaan ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay hogaanka xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro isaga oo ku tilmaamay in uu yahay nin aan u qalin inuu...

Daawo:-Madaxweyne Kuxigeen Saylici Oo Ka Hadlay Dayactirka Wadooyinka Amaanayna Tayada Wax Samaynta Dawlada Jarmalka

Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici ayaa furay shir lagaga hadlaayo dayactirka wadooyinka iyo sidii ay adkaysi u yeelan lahaayeen oo mudawga Yurub uu soo...

Daawo:-“Wali waxa taagan kiisaska kufsiga ah, waxaana aad u badan kuwa wadarta loo galo” Xeerilaaliyaha Guude Ee Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa sheegay in wali kiisaska kufsiga ee wadarta loo galaa ay ku badan yihiin Somaliland, waxaanu dalbaday in loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img