Daawo:-Wiil Labada Baabaco Aan Lahayn Oo Hadan Si Fiiwacan Wax U Barta
Hargyesa(Slpost)-Wiil labada gacmood ay ka maqanyihiin ayaa noqday mid aad da'aal badan ugu bixiya waxbrashada isla markaasna maraya fasalka sadexaad ee dugsiga sare oo...
Barwaaqada Xasan Sheekh Ee Doolarka Iyo Baahida Shacabka Dagaaladu Halakeeyeen Ee Somaliya
Us(SLpost)-Halkan ka daawo sawir gacmeed Amiin Caamir uu ka sameeyay barwaaqada uu dhexdabaalanayo Xasan Sheekh Maxamed iyo dhibaatada baahida ee uu ku sugan yahay...
Horu-socodka Somaliland Iyo Dibin Daabyooyinka Odayaasha Somaliland Laba Aan Iska Warhayn
Somaliland waa dal yar oo ku dhex yaala mandaqad xasaasiya oo ay hadheeyeen dagaalo, colaado, fakhri iyo gaajo, muddo dheer dadaal iyo samir badan...
Maxaa Iska Bedelay Bulshadii Magaalada Burco?
Ma ihi qoraa qoray maqaalo badan hadana dareenka igu kalifaya inaan maanta wax qoro waxaad moodaysaa inaan wax ka qorayo oo duug ka reebayo...
FARIIN CAAFIMAAD
Cudurada kalyo istaaga ama Kansarka ee ku dhaca xubanaha Bini aadamka Waxa aan ku sabababayn karanaa iyada oo cimilada dalkeenu aad u wanaagsan tahay sababo...
Dhagayso Maamulka Shirkada Daallo Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Ku Yeelanaayo Qaraxii Diyaaradooda iyo Ninka Is Qarxiyay oo Ku Qornaa Diyaarada Turkiga
Muqdisho(SLpost)-Shirkdadda diyaaradaha ee Daalo ayaa sheegtay in qaraxii toddobaakdii hore uusan wax saamayn ah muddada fog ku yeelan doonin hawlahooda duulimaadyada ee magaalada Muqdishu. Shirkaddu...
Duuliyihii Diyaaradda Daallo Oo Madaarka Muqdisho Ku Tilmaamay Mid Ammaankiisu Eber Yahay
Hargeysa(SLpost/AP)-Duuliyaha diyaaraddii Daallo ee bishaan horraanteedii qaraxu haleelay dhowr iyo toban daqiiqo kaddib markii ay ka duushay gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

