Hargeysa:-Alle Hawnaxariistee Waxa Geeriyooday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay) Oo Mudooyinkanba Xanuun u Jiifay
Hargaysa(SLpost):-Weriye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Bay Oo Ka Mid ahaa Wariyasha Rugaadaga Ee Somaliland Isla Markaana Ka Hawl Gali Jiray Shabakada Hadhwanaagnews Ayaa Saaka Ku...
Daawo:-Musharaxa Jamhuuriga Ee Dhibta Badan Donald Trump Oo Ku Baaqay In Aan La Iibsan Qalabka Apple Ee La Iibsado Samsung
Us(SLpost)musharaxa xisbiga jamhuuriga gudihiisa Donald Trump ayaa dhaleeceeyay shirkada laga jecelyahay gudaha maraykanka ee Apple halka uu shacabiga maraykanka ugu baaqay inay qaataan shirkada...
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida (Q:3): Hilary: Ardayaddii Clinton Magaciisa Illowsiisay Iyo Cali Cabdalla: Adhi Jirkii Jacaylku Helay Ee Geeridu Deymada Haween Nacsiisay
Hargeysa (SLpost)- Qormadan oo uu wargeyskan Geeska Afrika ilo kala duwan ka soo dheegtay waxa aynu si kooban ugu eegaynaa qisaska jacayl ee boqorro...
Giriiga Oo U Hanjabay Dalalka Ay Ku Wada Jiraan Midawga Yururb
Giriiga(SLpost)-Maamulka dalka Giriigga ayaa si cad u dhalleeceeyay dalalka Austriya iyo kuwa deriska la ah ee Balkans-ka oo iskudeyay inay xakameeyaan qulqulka qaxootiga. Iyodoo Giriigga...
Umad Aan Dooran Aqoon Ilaahaybaa Darayga Dhigay
waxay umadi madaxweyne xilka haya u ridaa mid kalena u doorataa rajo laga qabo inuu ka maamul iyo xukun wanaagsanaado madaxweynihii hore ama kuwii...
Daawo:-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Si Aad U Diiran Looga Soo Dhaweeyay Dila
Dila(SLpost)-Musharaxa u tarrani doona jagada madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaradka ah ee Waadani Maxamed Cali Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dila. https://youtu.be/IRQM4T9tWS4
Daawo:-Sadex Qoys Oo Reer Laasacaanood Ah Oo isku Haysta Wiil Yar Oo Qoys Kataa Sheeganayo Inuu Dhalay
Sool(Slpost)-Wiil yar ayaa ay isku hyasteen udooyinkii ugu danbeeyay sadex qoys oo reer laasacaanood ah, wiilkan yar oo uu in mudo ah gacanta ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

