Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hashay Sababta Ay Fanaaniinta U Xidhxidheen

Hargeysa(SLpost)Wasiirka wasaarada deeganka Shukri Baandhare ayaa si faafaafsan uga hadashay fanaaniin la sheegay inay saldhiga dhaxe ugu xidhan yihiin wasaaradaas. https://youtu.be/1uFjn_QpdP8

Daawo:-Wiilyar Oo Baalashle Ka Ah Boorama Oo Nolashiisa Laga Waraystay

Boorama(Slpost)-Wiilkan yar oo ku shaqaysta shaqada baalashka ayaa waji farxadle u qaabilay wariyihii waraysanaayay waxaanu ka hadlay dakhligiisa iyo qoyskooda oo uu ku taageero...

Madaxweynaha Masar Oo ku Dhawaaqay In Diyaaradii Ruushka Ay Argagixiso Soo Riday Isaga Oo Hore U Diiday Arintaas

Masar(Slpost)-Madaxwaynaha Masar Cabdel Fattax al Sisi ayaa markii ugu horaysay sheegay in diyaaradii Ruushka ee ku dhacday gacanka Sinai ay soo rideen argagixiso. Isagoo ka...

Somaliland: Dejinta Siyasadda Tayaynta Shaqalaha Cafimaadka

Hargeysa(Slpost)-Siyaasada tayaynta shaqaalaha wasaarada caafimaadka ayaa la sameeyay taas oo diyaarinteeda wakhti dheer wasaaradaasi ay soo waday. https://youtu.be/0bPhvZ2znTQ

“Waxaan Cafiyey Dadkii Aan Taleefanka Iga Qaban Jirin” Afhayeenka Madaxtooyada

Hargeysa(Slpost)-Afhayeenka madaxtooyada ayaa si saaraaxad leh uga hadlay waxyaabaha uu ku soo kordhiyay xildhilan oo gacaabay, waxa uu sheegay inuu kala guran kari waayay...

Daawo:-Gurmadka Abaaraha Oo Sheekh Aadan Siiro Hurmuud Ka Yahay Oo 1200 Oo Qoys Raashin Lagu Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Deeqdan raashinka ah oo loo qaybiyay 1200 ee qoys ayaa ahayd mi lagu soo hagaajiyay Sheekh Aadan Siiro, waxaan haatan halkan aanu idiinku soo...

Jarmalka oo celiyay 125,000 oo qaxooti

Jarmalka(SLpost)-Masuuliyiinta Afghanistan ayaa sheegay in boqol iyo labaatan iyo shan qof ay ku soo noqdeen Kabul, kadib markii dowladda Jarmalka ay u diiday inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img