Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo”Kulmiye Iyo Waddani iyagaa iswatay maantana dalka iyagaa wata…” Musharax Jamaal

Hargeysa(Slpost)-Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa labada xisbi ee kale ku dhaliilay inay wakhtigan galeen loolan iyo olole iyada oo...

Daawo”Walaahi in Garoowe la seexan waayin..” Ciidamada Qaranka Oo Puntland Talaabo Ka Qaadaya

Sool(Slpost)-Ciidamada qaranka ayaa Puntland ugu hanjbay inay weerar ku soo qaadi doonaan Garoowe hadii aanay ka laaban farogalinta ay ka wadaan deegaanada hoos ymaada...

Daawo:-Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Ku Dhawaad Labaatan Darawal Oo Tahriibayaal Dalka Soo Galinayay Xukuntay

Hargeysa(Slpost)-maxkamada degmada Hargyesa ayaa xukuno ku riday laabtan darawal oo waday gaadiid lagu tahriibinayay Itoobiyaan tiro badan oo dalka soo galayay. https://youtu.be/9cSi6RZZtOI

Daawo”Somalilad waxay ka digaysaa faragalinta qaawan ee cadaawadu ku dheehantahay ee maamulgobaleedka Puntland uu ka wado xuduudaha bari” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa maamul gobleedka Somaliya ee Puntland ku eedeeyay inay colaad iyo deegaamaynba ka wadaa xuduudaha bariga ee Somaliland. https://youtu.be/TA9numXPpGg

WADO XUMADA WADANKA, WADE XUMAYAASHAA KA DARAN!! Yasmin Omar Hadrawi

Marka hore waxaan tacsiyadaynayaa eheladii iyo qaraabadii dadkii ku naf waayey shilkii xooganaa ee naxdinta lahaa dhawaana ka dhacay gabeedka jidka u dhexeeya Hargeysa...

Jamaal Caydiid Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Xilka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Qaaday Isagoo Dalka Ka Maqan

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyihii hay’adda NDC Md. Jamaal Caydiid Ibraahi, oo uu Madaxweyne Siilaanyo shalay xilkii ka qaaday, isagoo safar dibadda ah ku maqan, ayaa ka hadlay...

SAXIIBKAY AYAA EMAIL AAKHIRO IGA SOO DIRAY

Runtii waa Sheeko Layaable isla markana marka aad u kuur gasho waxa ay dareemaysaa in Qofkasta oo Aduunkan ka tagaa Wuxuu Camal iyo Shaqo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img