Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Socdaal Gadar uu Ku Tagay Ka Soo Laabtay
Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa ka soo laabtay dalka gadar oo uu ka helay martiqaad rasmi ah, waxaana laga warbixiyay waxyaabhii ay ka...
MAXAA LAGU GARTAA HORUMARKA WADDAN KASTABA?
Bismillah,waxaan qalinka u soo qaatay inaan kaga hadlo ama wax yar ka idhaahdo waxyaabaha lagu cabiri karo horumarka uu gaadho waddan kastaaba iyo waxyaabaha...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Amar Ku Bixiyay In La Soo Qabto Dablaydii Dishay Taliyihii Booliska Saaxil Tacsina Diray
Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa ciidamada booliska,...
Daawo:-Dhaawacyada iyo Badhasaab Ku Xigeenka Saaxil Oo Ka Hadlay Dilka Taliyaha Oo Uu La Socday
Berbera(Slpost)-Badhasaabku xigeenka Gobalka Saaxil Xaamud ayaa ka waramay sida ay rasaastu ugu dhacday talyahii booliska Saaxil oo ku geeriyooday rasaas ay ku riday koox...
Daawo:-Taliska Booliska Oo Xaqiijiyay Taliyihii Gobalka Saaxil Oo Dablay Ay Ku Dishay Ceelgarde Aagiisa iyo Ciidan Aagaas Ku Baxay
Hargeysa(Slpost)Taliyihii ciidamada booliska gobalka Saaxil Alle hawnaxariistee gaashanle Yuusf Maxamuud Casayr, waxaanu dhaawax ka soo gaadhay askari kale. https://youtu.be/Pij4BOcLIRs
Daawo:- Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Qaraabo Kiilka Xisbiga Waddani Ee Uu Hogaamiyo Lagu Xanto
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ka qadlay qaraabakiilka oo lagu xanto sibiga Waddani ee uu hogaaniyo https://youtu.be/jhpd06O0jco
Daawo: Waraysi Xiiso Badan Oo Laga Qaaday Fanaanada Sahra Halgan
Hargeysa(Slpost)-Fanaanada reer Somaliland Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

