HomeSAXIIBKAY AYAA EMAIL AAKHIRO IGA SOO DIRAY

SAXIIBKAY AYAA EMAIL AAKHIRO IGA SOO DIRAY

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Runtii waa Sheeko Layaable isla markana marka aad u kuur gasho waxa ay dareemaysaa in Qofkasta oo Aduunkan ka tagaa Wuxuu Camal iyo Shaqo ka dhiganayay Marka uu Dhinto waxa ay noqonayaan kuwo Raad kaga Taga Aduunka .Qisadan Cajiibka ila Akhriso Macnaha wayn ee ay Xanbarsan tahayna aad Maskaxdada u daadaji kana faa’idayso.Qisadani waxa ay ku dhacday Wiil Dhalinyara ah ,Wiilkasi oo ah Mid ku Baas Dawashada iyo Fiirsashada Filimada Xun Xun ee Anshaxa iyo Akhlaaqda Subanba ka hor imanaya .

Waxa kaloo intaasi u dheeraa in uu ahaa Nin Dhiiri galiya Fafiyana Filimaantasi ,waxa uu galay iskana Diiwaan galiyay Websityada waxaasi ku shaqale

 isaga oo Bixinayay Lacagta Mushqayada ee loogusoo Furayo Filimadasi anshaxa xun,Todobaadkas waxaa usoo dhici jiray Video iyo Sawiro Anshi Xun markastana waxa uu Dawad siin jiray asxaabtisa iyo cidkasta oo Anshi Xumada Xiisaynaysa inta badana isagaa ku baleeyay oo Dhalinta Baray.Dhamaan Asxaabtisii oo dhan waxa uu ka wada qortay Email kooda si uu Todobaad walba Filimada Anshi Xumada ee usoo dhaca uu iyagana ugu diro ,kadibna waxabu noqday Nin Caan ku ah Fafinta Xumaanta.

Intaasi ka bacdi Hadaba Maxaa dhacay ,Wiilkii Dhalinyarada ahaa waxa uu galay Shil Gadhi waanu ku Dhintay ,Ilahayna waxa uu Qadaray in uu halkaas Naftiisii ku waayo .Saxiibka hadaba Qisadan Warinaya ayaa waxa uu leeyahay Waxaan ka imi Aaskii iyo Xabashii Saxiibkayga Dhintay ,markii Guriga aan imi Ayaan waxa aan Furay Computarkaygii Guriga ii yaalay si aan u eego bal in Wax Fariima Emailka amma Facbooka iwm in ay isoo dhaceen .

Hal Mar ayaa waxa ay Indhahaygu Qabteen Fariin Dhextaala Emailkayga gaar ahaan Inbox waan furay kadibna markiiba waxa ay Indhahaygu qabteen Fariimo iyo Filimo Anshi Xun oo iiga yimi Saxiibkayga aan hada Aaskisa amma Xabaashisa ka imi Subxanalaa!!!

 Waan argagaxay Shaydaanka Ayaan iska Naaray Indhahaan marmartay kadibna hadana Dib Ayaan u eegay Mise waxaba ay ka Timi Saxiibkayga hada Qabriga Jiifa ,kadibna dhamaan Filimadii waan masaxay wanan tirtiray ,hadana Todobaad markii ay kasoo wareegtay ayaa waxaa Inbox Email kaygii kusoo Shubmay Filimadii iyo Xumaantii uu Saxiibkay iiga tagay .

 Inataasi ka bacdi Ayaan waxaan ogaday ayuu leeyahay Ninka sheekada soo Gudbinayaa in Saxiibkayga Geriyooday uu isagi igusoo Xawilay intii uu Noola Emailkayga,kadibna waxaan Qortay Websitka Waxyabahani iiga imanayaan si aan ula xidhiidho oo ay iga joojiyaan Filimahan Xun xun ee ay igusoo Butaacinayaan , markii aan la Hadlay una sheegay in Saxiibkay Geriyooday una bahanahay in ay Hawshan iga soo afjaraan waxay iigu Jawabeen Saxiibka Paswedkisa ma haysaa ? waxaan ku idhi maya kadibna waxa ay i yidhaahdeen 4 Afar Sanadooda ka bacdi ayay is xidhayaan .

 Runtii waa Qiso Xanuun badan dhalinyarada maantana aan dareemi karo in ay aad ugu bahan yihiin in ay iska ilaaliyaan Waxyabahasi Faxishada ah.Qisadan waxa aynu ka fa’idaysanaynaa in Qofkasta oo Ifka ku Nooli Camalka uu Hayay marka uu Akhiro Tagana in uu Ifka Raad kaga tagayo,

 

MIYANAY AHAYN SAXIIBKAY AYAA EMAIL AKHIRO IGASOO DIRAY.

 

Soo Gudbiye /Qareen.Khadar Ibrahim Aar

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories