Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Inay Qabteen Dablaydii Taliyaha Toogtay

Saaxil(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Warancade ayaa ku dhawaaqay inayq abteen sideed ka mid ah dablaydii toogtay taliyahii gobalka Saaxil Gaashaanle Casayl. waxaanu wasiiirku sheegay...

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Hargeysa Ku Qabtey Kulan Lagaga Hadlaayey Qaabka Ugu Fiican Ee Dadka Rer Somaliland U Gudaan Karaan Wajibaadka Xajka‏

Hargeysa(Hargeysa):-  Wasaaada diinta iyo awqafta Somaliland  ayaa waxaa ay maagalada Hargeysa ku  qabtey kulan lagaga hadlaayey  qaabka ugu fiican ee dadka rer somaliland u...

DIMUQRADIYADU MAXAY KAGA DuWANTAHAY XUKUN XUMADII -XUKUN QARQOOSH

Qarqoosh waxa uu ahaa Nin Wakhti wakhtiyada ka mid ah kasoo talin jiray Wadanka Ciraaq, isla markana waxa uu ahaa Nin Dadka si arxan...

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Hay’adaha Warbaahinta iyo Qodobo Lagu Heshiiyey

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Hay'adaha Warbaahinta ee Dalka ka hawl gala & Qodobo la isla qaatay DAAWO Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta...

Daawo:-Taliyihii Hore Ee Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xilkii Wareejiyay

Hargeysa(Slpost)-Taliyihii hore ee laanta socdaalka Somaliland ayaa maanta wareejiyay xilkii kadib markii dhawaan xilka laga qaaday. https://youtu.be/X2GX0X0UiT0

Daawo:-Reer Ceelafweyn Oo u Mudaharaaday Taliyihii Dablaydu Dishay

Ceelafwayn(Slpost)-Dadka magaalada Ceelafweyn ayaa ka mudaharaaday dablaydii dilka u gaysatay taliyihii gobalka Saaxil gaashaanle casayr. https://youtu.be/Bh3GLnKblYo

Daawo:-Cali Xoor Xoor, Maayar Cidin iyo Badhasaabka Saaxil Oo Ka Hadlay Dilkii Dablayda Ee Taliye Casayr

Berbera(Slpost)-Masuuliyiinta gobalka Saaxil ugu saraysa ayaa ka hadashay dilkii dablaydu u gaysatay taliyihii gobalkaas gaashaanle Casayr. https://youtu.be/shnQ6OGOlVU

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img