Daawo Sawirka Todobo Ka Mid Ah Dablayda Sideeda Ah Ee Ciidamadu Qabteen
Hargeysa(SLpost)-Sawika halkan idiinka muuqda ayaa ah mid warbaahinta soo dhex galay kaas oo lagu sheegay inay yihiin 7 ka mid ah dablaydii dilay taliye...
“Arrinta dhacday waa arrin dawladda iyo qaranka laga gallay in la reereeyo ama la yidhaahdo waa shirqool maaha waana ceeb” Faysal CalI Waraabe
Hargeysa (SLpost)- “Arrinta dhacday waa arrin dawladda iyo qaranka laga gallay in la reereeyo ama la yidhaahdo waa shirqool maaha waana ceeb” sidaa waxaa...
Daawo:-Ninka Ugu Gaaban Caalamka Oo 22 Sanadood KadiB Guursaday
Delhi, (SLpost):- Ninka ugu gaaban dunida oo lagu magacaabo, Pramod Kumar, ayaa guursaday haweenay nolosha la qaybsata, waxaanu guurka lamaanihiisa noloshu ka danbeeyay baadi...
HANTI DHAWRKA QARANKA MISE HANTI DHACA QARANKA
waxaynu ognahay in waxqabadka xukumada siilanyo ay ku jirto hay'ada hanti dhawrka qaranka oo isla markaa shaqaynaysa. marka loo eego xukumadihii ka horeeyay, islamarkaana...
Xiisad Ka Taagan Gacanka Kuuriya iyo Hogaamiyaha Dalkaas Oo Milatarigiisa Amray Isticmaalka Nukliyeerka Dalkaasi Ku Hanjabo
Kuuriyda-waqooyi(Slpost)-Hoggaamiyaha woqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, ayaa ku amray milatariga dalkiisa in uu isku diyaariyo adeegsiga hubka niyuukleerka xilli kastaa oo loo baahdo. Sida laga...
Musharaxiinta Xisbiga Jamhuuriga Ee Maraykanka Ku Hirdamaaya Oo Dood Kulul Yeeshay
US(Slpost)-Dood aad u xooggan oo si toos ah telefishinka looga tebinayay ayaa dhex martay afarta nin ee ku loolamaya jagada musharaxtinimada xisbiga jamhuuriga ee...
Daawo:-Wariye Xasan Xanafi oo U Qaabilsanaa Al-shabaab Khaarajinta Wariyayaasha Soomaalida Oo Dil Lagu Xukumay
Muqdisho(Slpost)Nin wariye ah oo ka tirsanaan jiray kooxda Alshabaab, ayaa lagu xukumay dil kadib markii lagu helay danbi inuu soo abaabulay dilka shan wariyayaal. Maxkamad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

