Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Isreebreebka musharixiinta Maraykanka

Shan gobol oo Maraynkan ku yaala waxaa xalay ka dhacay isreebreebka doorashooyinka Maraykanka Waxaa tartamaya musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga,Waxaa guul weyn gaaray Ted Cruz...

Daawo:-Gudoomiyihii Hore Hay’ada NDC Oo Ka Waramay Shir Uga Qaybgalay Turkiga Oo Somaliya Loogu Talo Galay Iyo Xilkaqaadistiisa

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyihii Hore Hay'ada NDC Jamaal Caydiid ayaa ka warmay Shir Uga Qaybgalay Turkiga oo Somaliya loogu talo galay iyo waxyaabaho la xidhiidha xilkaqaadistiisa. https://youtu.be/WEgC_Ha57xU

Giriiga Oo Ku Dhawaaqay In Qaxoonti Buux Dhaafiyay

EU(Slpost)-Madaxa midowga Yurub ee arrimaha socdaalka waxa uu sheegayaa in Giriigga uu buux dhaafay lana ciirciirayo qaxooti iyo tahriibayaal. Dimitris Avramopoulos waxa uu dhammaan dalalka...

Daawo:-Wasiirka Deegaanka Shukri Oo Xaalka Deegaank Dalku Ku Sugan Yahay Uga Xogwarantay Guurtida

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka deegaanka Shurkri Baandare ayaa golaha guurtida uga xogwarantay xaalada liidata ee deegaanka dalka iyo dhibaatooyinka dalka. https://youtu.be/-zK97_BWmuA

DAGAAL IYO DUUFSI DADBAN‏

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Digreeto Madaxweyne oo Summaddeedu ahayd  JSL/M/MG/241-3855/022016 soona baxday 22 February 2016 ku Magacaabay guddi heer qaran...

Dunuubtii Waddani Wataa Duhur Cad Istaaqfurlaah Kasiisay Boobe Yuusuf Ducaale!!

Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa masuuliyiintii ugu miisaanka cuslaa xisbiga Waddani oo goor cad ka huleelay xisbi uu islahaa waxaad ku ridi...

SHimbirkii Ku Noolaa Beedka SHimbiraha

Markii uu Alle (SW) uu dunida guudkeeda ku abuuray Nebi Aadan (CS) iyo Xaawa, tafiirtii ay dhaleena ay ahaayeen mataano laba iyo dhadig ah,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img