Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Madaxtooyada Somaliland Oo Wado iyo Qurxin Dheeri ah Loo Dhagax Dhigay

Hargeysa (Slpost )-Iyadoo lagu jiro tabaabushaha iyo u diyaar garawga dabbaaldega 25 guurada ka soo wareegtay madaxbanaanida Somaliland, Madaxweynuhuna uu dhawaan dhisay guddida heer...

“Xukuumada horaanu ugu boorinay Inay dilalka wax ka qabato…waxna ka qaban maysee waataas oo way gabgablaynaysaa” Musharax Jamaal Cali Xuseen

Hargyesa(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumada ku dhaliilay in aanay doonayan inay soo afjardo saraakiisha la laynaayo,...

Cirro Oo Berbera Gaadhay Tacsina Gaadhsiiyay Qayska Taliyihii Hore Ee Berbera

Bebera(Slpost):-Wefti uu hoggaaminaayo guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka aroornimadii hore socdaal uu ku...

SOMALILAND: HOW CAN WE DEVELOP OUR COUNTRY?

All of us talk of Somaliland and all of us demand many things from Somaliland. What do we give her in return? Somaliland will...

RASUULKII ALLAA IIKAA SOO DIROO WAAD AMRANTAHAY!

Tuugta wax xataa kala khiyaano iyo farsamo badan. Dadka baadiyaha ka imanayaa ee xoolaha soo iib geynayaana kala fiiro iyo dhugmo badan. Goobaha xoolaha...

Daawo Sawirka Xaalada Somaliya Ee 2016-ka iyo Amiin Caamir

Muqdish(Slpost)-Waxa aad halkan ku daawan kartaan sawir uu sameeyay Amiin Caamir oo uu ku tilmaamayo sida lasugu kor haysto shacabka  Somaliya.

Heesta Cusub Ee Maxamed BK AYAAN 2016

https://youtu.be/1t99AD3drbY

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img