HomeItoobiya Oo Xuduudkeeda Xidhatay, Xilli Ay Diiwaangelintu Maanta Ka Bilaabmayso Gobalada Saaxil,...

Itoobiya Oo Xuduudkeeda Xidhatay, Xilli Ay Diiwaangelintu Maanta Ka Bilaabmayso Gobalada Saaxil, Hawd Iyo Gabiley

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa(SLpost)-Diiwaangelinta cod bixiyayaasha Gobalka Saaxil, Baligubadle iyo Gabiley, ayaa la filayaa inay maanta si rasmi ah u bilaabanto, waxaana la diyaariyay shaqaalihii diiwaangelinta ee deegaanada ka bilaabi lahaa diiwaangelinta dadka uu sharcigu u ogolyahay inay codeeyaan doorashada sannadka dambe ee 2017.

Diiwaangelintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dadweyne badan oo ah reer Gabiley iyo reer Baligubadle oo xoolo dhaqato ahi ay abaarta jirta darteed ugu hayaameen xuduudka Itoobiya, si ay xoolahooda ula raadsadaan biyo iyo baad. Hase yeeshee habkii dadkaas loo diiwaangelin lahaa ayaa waxa shalay ilaa xalay soo waajahday caqabad, ka dib markii ay dawladda Itoobiya xidhay xadkeeda.

Dawladda Somaliland ayaan habayaraate ka hadal go’aanka ay Itoobiya ku xidhay xadkeeda, waxaanan isku daynay naanu wax ka weydiino inay ka dawlad ahaan la xidhiidheen dawladda Itoobiya, gaar ahaan masuuliyiinta deegaanka Soomaalida Itoobiya, si muwaadiniinta Somaliland loogu ogolaado inay diiwaangelinta ka qayb galaan, laakiin masuuliyiinta dawladda Somaliland ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan arrintan.

Balse warar kale oo xogogaal ah ayaa sheegay in la filayo inay maanta arrintan ka wada hadlaan ismaamulka Somalida Itoobiya iyo wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, si xal looga gaadho sidii loo diiwaangelin lahaa dadka reer Somaliland ee ay duruufta abaareed xadka ka talaabisay.

Xigasho geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories