HomeMadaxweynaha Maraykan Obama Oo La Hadlay Musharaxiinta Badali Doona

Madaxweynaha Maraykan Obama Oo La Hadlay Musharaxiinta Badali Doona

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Us(Slpost)-Madaxweyne Obama ayaa codkiisa ku biiriyay tartanka sii kululaanaya ee loogu jiro qofkii isaga ka badeli lahaa Aqalka Cad, isagoo ugu baaqay muhsarixiinta in ay ka fogaadaan hadalada dhalinaya khilaafka iyo kala qoqobka.

Waxa uu ugu baaqay musharaxiinta in ay ka reebtoonaadaan aflagaadada, rabshadaha iyo hadalada khilaafka dhalin kara ee la xiriira midabka iyo diinta.

Hadalka Mr Obama ayaa yimi maalin un kaddib markii taageerayaasha musharaxa ugu cadcad Xisbiga Jamhuuriga, Donald Trump, ay iksu dhaceen mudaaharadaayaal ku sugnaa isu soo bax ka dhacay magaalada Chicago, isu soo baxaasi oo markii dambe la baajiyay.

Musharaxiinta labada xisbi ayaa waxa ay ku eedeeyeen Mr Trump in hadaladiisa aan loo meeldayin ay kicinayaan qalalaase, eedahaasi oo uu iska fogeeyay.

John Kasich, oo ah mid ka mid ah ragga ay aadka isku hayaan, ayaa sheegay in Trump uu abuuray deegaan sumaysan.

Musharaxa ugu cadcad Xisbiga Dimuqraadiga, Hillary Clinton, ayaa iyana u sheegtay codbixiyayaasha in ay iska diidaan siyaasadaha ku salaysan cagjuglaynta iyo midab kala sooca.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories