Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Shidaal Qodista iyo Deegaanka

"Dhibaato hor leh oo soo wajahday kala duwanaanshaha Noolaha” Afeef In kasta oo aan u badheedhey in aan iftiimiyo wixii Allah iga garansiiyo hadana waxaan ka...

Erdogan oo dalbaday in dib loo qeexo argagixisada

Turkiga(SLpost)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in dib loo qeexo argagixisada si loogu daro dadka taageerada u ah...

Sumsang Oo Shirkadda Xinfiltanku Ka Dhexeeyo Ee Apple Kaga Guulaysatay Dacwad 2 Sano Ka Socotay Maryakanka

Washington (Geeska)- Maxkamad racfaan oo Maraykan ah ayaa taageertay dacwad burin ay codsatay shirkadda Samsung oo laga leeyahay dalka Koonfurta Kuuriya, taas oo la...

Obama Oo Soo Dhaweeyay Ruushka Oo Qaybta Ugu Muhiimsan Ciidankiisa Ka Saaraya Suuriya

Madaxweyne Obama ayaa dhigiisa Ruushka Putin kala hadlay qorshahay ay Msocow ciidamadeeda qayb kamid ah uga soo saarayso Suuriya.Aqalka Cad ayaa sheegay in labada...

Madaxweyne Siilaanyo oo Lagu Soo Dhaweeyay Kuwayt iyo Kulamadii Dawladaas uu La Lahaa Oo Maanta Furmaaya

Kuwait(Slpost)-Weftigii Madaxweynaha ayaa xalay 9:30pm (Habeenimo) ka soo degay Amiri Airport ee Caasimada Dalka Kuwait (Kuwait City) Weftigii madaxweynuhu hogaaminaayey oo galabta u...

Daawo”Berberi yaanay xero dhiig oo kale inaga noqon” Jamaal Cali Xuseen Oo Dilalka Saaxil Ku Soo Badnaaya Kala Hadlay Shacabka

Berbera(Slpost)-Musharaxa madaxweyne ee xibiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dilalka ku soo badnaaya gobalka Saaxil.isaga oo dadka gobalkaas kala hadlaayay meel fagaare...

Jabuuti Oo Lagaga Dhawaaqay Musharaxiinta Tartamaaya iyo Wakhtiga ollolaha La Galaayo oo Bishan Ah

Jbuuti(Slpost)-Dowladda Djibouti ayaa maanta ku dhawaaqday lixda murashax ee codsiyadooda la ogolaaday ee u ordi doona doorashada madaxtinimada dalkaasi. Lixdan murashax ayaa waxaa ansixiyay golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img