Diyaaradaha Ruushka oo Bilaabay ka Bixitaanka Suuriya
Ciidamada Ruushka ayaa bilaabay inay ka baxaan Suuriya kadib markii madaxweyne Putin uu shalay ku dhawaaqay inay ka baxaan. Diyaaradihii ugu horeeyay ayaa ka tagay...
Daawo:-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Gacan Adag Ku Qabto Dadka Ka Soo Horjeeda Seeraha Banka Qoolcaday
Hargeysa(Slpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay soo cusboonaaday khilaafka seeraha banka Qoolcaday oo xukuumadu ay doonayso in ay seere ka hirgaliso halka dadka deegaankaasuna ay aad...
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaalkii Bada Ku Dhexmaray Jabuuti iyo Wadahadalo Labada Dawladood Ay Arintaas Ka Leeyihiin
Hargeysa(Slpost)-Shalay ayaa ciidamada bada Somaliland iyo kuwa Jabuuti ay ku dagaalameen bada Saylac, waxaana dagaalkaas uu sababay dhimashada hal askari oo Somaliland ah iyo...
Daawo:-Kaalintii Shidaalka Lagaga Shubijiray Gaadiidka Dawlada Oo Dib Loo Furay
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka hawlaha guud Cali Mareexaan ayaa xadhiga ka jaray kaalintii dawlada ee gaadiidka dawladu uuu shidaalka ka qaadan jiray oo haatan mudo dheer ahayd...
Daawo”Xisbi aan galaayo iyo xukuumad aan galaayo toona ma jirto ee intaas ku biyo caba…” Boobe Oo Si Qaawan U Maagay Cabdirashiid Xasan Mataan
Hargyesa(Slpost)-Boobe Yuusuf Ducaale ayaa daboolka ka qaaday in uu ka xuubsiibtay siyaasada Somliland isla markaasna aanu ku biiri donin xisbi iyo xukuumad danbe, waxa...
FAAIDOOYINKA KAFEEGA IYO INTA KOOB EE HABOON INUU QOFKU MAALINTII CABO
kafeega caafimaadKafeegu waxa uu weligiiba ahaa sharaab muran badan oo dhinac caafimaadka ah ka dhex dhaliya khubarada caafimaadka, badhkood ayaa baadhitaanno kala duwan ku...
Musharax Muuse Biixi Oo Sidiiran loogu Soo Dhaweeyay Balli-cabbane iyo Sayla-bari
Ballicabane (Slpost)-Weftiga xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan oo aan loo kala hadhin...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

