Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Hordhaca Barnaamij Su’aalo Kulul Lahu Waydiiyay Ismaacil Hure Buubaa Oo La Soo Bandhigay

Hargyesa(Slpost)-Siyaasigan Ismaacil Hure Buubaa ayaa la waydiiyay sababta uu isaga oo ka tirsanaa SNM uu hadana ugu biiray mar kale Somaliya iyo inay jiraan...

Codadkii Ay Ku Guulaysatay Doorashada Baarlamanka Ayaa Lagala Noqday Kadib Markii Ay Nin Gacan Qaadday

Tehran (Slpost)- Gudoomiiyaha Guddida doorashooyinka qaranka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqay in la tuuray codadkii doorashada ee ay heshay murashaxada xisbiga qunyar socodka...

SOMALILAND: Madal Kulmisay Haldoorka Bulshada Iyo Bandhigii Buuga Tahriibta. + SAWIRRO

 Hargeysa ( Slpost) —Xaflada la isku arkay oo ka qabsoontay huteelka ambasador  ee magaalada hargaysa ayaa lagusoo bandhigay buug qiimo badan oo koobsanaya qodobada ...

Ciidamada Faransiiska Oo Laga Baadhayo Xadgudubyo Galmo

Faransiiska(Slpost)-Dowladda Faransiiska ayaa ballan qaaday inay faahfaahin buuxda ka bixiso eedaha ciidamadeeda nabad ilaalinta Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe loo soo jeediyay ee ah in ay...

Saalax Cabdisalaam Oo Ka Mid Ah Abaabulayaashii Weerarkii Dhimashada Ee Paris Oo Beljam U Gacan Galinaayo Dalkaas

Paris(SLpost)-Xafiiska dacwad oogaha Beljam ayaa ogolaaday in Saalax Cabdisalaam oo ah ninka kaliya ee ka nool dadkii qaaday weerarradii ka dhacay Paris loo dhoofin...

Daawo:-Itoobiya Oo Somaliland Ugu Deeqday Caws Lagu Gargaaro Xoolaha Abaaraysan

Wajaale(Slpost)-Dawlad deegaanka Soomaalid Itoobiya ayaa Somaliland soo gaadhsiiyay deeq caws ah oo loogu talo galay in la siiyo xolaha abaaraysan ee galbeedka Somaliland, waxaana...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Maxkamada Sare Ee Dalkaasi Ay Ku Xukuntay Dastuur Jabin

Hargeysa(Slpost)-Maxkamada sare ee Koonfur Afrika ayaa go'aan ka gaartay dacwad Madaxweyne Jacob Zuma oo la xiriirta lacagta dowladda oo lagu bixiyay guri uu dhisanayay. Xeer...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img