HomeSOMALILAND: Madal Kulmisay Haldoorka Bulshada Iyo Bandhigii Buuga Tahriibta. + SAWIRRO

SOMALILAND: Madal Kulmisay Haldoorka Bulshada Iyo Bandhigii Buuga Tahriibta. + SAWIRRO

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 Hargeysa ( Slpost) —Xaflada la isku arkay oo ka qabsoontay huteelka ambasador  ee magaalada hargaysa ayaa lagusoo bandhigay buug qiimo badan oo koobsanaya qodobada  saldhiga u ah aafada tahriibta kaasi oo la magac baxay baroortu orgiga ka wayn oo ay qortay aqoonyahanad da,yar oo ka yidhaa deeqa soomajeeste.

Xaflada Buuga Tahriibta 3 Xaflada Buuga Tahriibta (1)

 Madashan waxaa isugu yimid madaxda asxaabta qaarkood,cuqaal,saladiin,dhalinyaro,abwaano,qorayaal waawayn,iyo qaybaha bulshada waxaana lagusoo bandhigay muhiimada buugani leeyahay iyo sida loogu baahanyahay in fikradda deeqa soomajeeste loo tixraaci lahaa isla markaana tahriibka loola dagaalami lahaa.

 Dhalinyaro kala duwan oo door ku lahaa buugan ayaa goobta ka hadlay,ka dibna waxaa hadalka qaadatay qoraaga buugan waxaanay ka warrantay sababaha ku dhaliyay inay buugan qorto iyo muhiimada ay is leedahay wuu yeelan karaa.

 Deeqa soomajeeste eaxay u mahadnaqday abwaano iyo suxufiyiin ay ka mid yihiin abwaan haldeeq iyo axmed cismaan batuun oo ay sheegtay inay qayb wayn ka qaateen soosaarista buuga iyo dhiirigalinteeda waxaanay ka codsatay bulshada somaliland in loo istaago joojinta tahriibta isla markaana dhalinyarada lagu jiheeyo horumar.

 Waxaa iyaguna madashan ka hadlay,aqoonyahano,abwaanno iyo masuuliyiin kala duwan kawaasoo bogaadiyay qoraaga buugan.gudoomiyaha kooxda fanka ee xidigaha geeska abwaan xasan saleebaan laabsaalax ayaa isaguna halkaasi kusoo bandhigay maanso qiimo badan oo ka hadlaysa tahriibka waxaanu ballan qaaday in kooxdiisu ka qayb qaadan doonto la dagaalanka tahriibka.

 Xasan Axmed Ibraahim(Embassy) Axmed Golcadde,Maxamed Baaruud Cali,Maxamed Saleebaan Cumar, iyo aqoonyahano kale ayaa iyaguna halkaasi ka hadlay.

 gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo madashan ka hadlay ayaa isaguna sheegay in loo baahanyahay in si adag loo xakameeyo tahriibta isagoo qoraaga buugan ku sifeeyay qof karti badan,gabagabadiina agaasimaha guud ee wasaarada ciyaaraha maxaked xuseen dhabeeye ayaa ka Hadlay madasha isagoo ballan qaaday in wasaaradiisu ay taageero wayn siin doonto qoraaga buuga isla markaana ay ka qayb qaadan doonaan suuqgaynta buugan qiimaha badan isagoo wasaaradiisuna goobtan ku iibsatay konton buug,mr dhabeeye ayaa geesta kale ugu baaqay dhalinyarta inay ka qaybqaataan la dagaalanka tahriibta.

 Qoraaga buugan oo ah gabadh da,yar isla markaana degen dalka holland ayaa si shaqsi ah isugu xilqaantay buugan iyadoo ka damaqatay xanuunka dhibta tahriibta waxaanay u ban baxday inay ka hawlgasho baraarujinta amuurtaasi iyadoo aan gacan ka helin bulshada qaybeheeda ay arrintani khusayso hase ahaatee waxay deeqa ku guulaysatay inay riyadeeda meel mariso waxaana lama huraana in la garab istaago.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories