HomeCodadkii Ay Ku Guulaysatay Doorashada Baarlamanka Ayaa Lagala Noqday Kadib Markii Ay...

Codadkii Ay Ku Guulaysatay Doorashada Baarlamanka Ayaa Lagala Noqday Kadib Markii Ay Nin Gacan Qaadday

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

1Tehran (Slpost)- Gudoomiiyaha Guddida doorashooyinka qaranka ee dalka Iiraan ayaa ku dhawaaqay in la tuuray codadkii doorashada ee ay heshay murashaxada xisbiga qunyar socodka dalkaas ka socotay ee ku guulaysatay doorashooyinkii dhowaan dhacay ee golaha Baarlamanka dalka Iiraan. Xildhibaanaddan 30 jirka ah oo lagu magacaabo Miyno Khaaliqi ayaa cod kala noqoshadeedan lagu sababeeyey in ay salaan ku gacan qaadday rag geyaankeeda ah oo booqday.

Maxamed Xuseen Muqiimi oo la hadlay wakaaladda wararka Iiraan ee Faris ayaa yidhi, “Golaha dhowrista dastuurku waxa uu wasaarada arrimaha gudaha ku amray in ay waxba kama jiraan ka soo qaaddo codadkii murashax Miyno Khaaliqi oo ku guulaysatay kaalinta sadexaad ee Shantii Kursi ee laga soo dooranayey magaalada Asfahaan oo ah magaalada saddexaad ee ugu dadka badan Iiraan.

Waa markii ugu horreysay taariikhda dalka Iiraan ee xildhibaan sifo sharci ah ku guulaystay codadka doorashada la xukumo in lagala noqdo, dad badan ayaana aaminsan in arrintan ay ka dambeeyaan kooxaha mayalka adag oo laba ka mid ah ay gabadhani kaga guulaysatay kursigan. Niyno oo iyaduna warqaf furan siisay warbaahinta ayaa kudooday, in eedaha loo soo jeediyey ay yihiin been abuur iyo sharaf dil ay kooxo damiir laawayaal ahi ku dilayaan anshaxa dhowrsoon ee ay ku soo barbaartay iyo dhaqankeed diinta Islaamka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories