“Sida naloo sheegay qoys dhan buu oday keliya ka hadhay, waa geeri naxdin leh…” – Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Aaska Dadkii ku Dhintay...
Boorama (SLpost)- Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aaska toddoba Marxuum oo ku dhintay...
Rainfall floods kills six people in Somaliland
At least six people are confirmed dead, nine are injured while six others remains missing in Dila, Awdal region of Somaliland as floods triggered...
Qaddarka Lacagta Abaaraha Somaliland ka jira kaga Qayb-qaateen Wefti ka socda Soomaaliya oo Madaxweyne Siilanayo la kulmay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Max'ud (Siilaanyo), ayaa xalay casho sharaf u sameeyay Wefdigii ka socday Qaybaha Bulshada ee dalkaasi Soomaaliya oo dalka...
Tirada Dad ku geeriyooday Daadad ku soo rogmaday Degmada Dila ee gobolka Awdal
Boorama (SLpost)- Inta la ogyahay ilaa Shan qof ayaa ku geeriyooday, kaddib markii tiro ku dhow tobaneeyo qof ay Daadad kula magaalada Dila ee...
NERAD WAA AYO? MAXEY SE U QAABILSAN TAHAY QARANKA?.
Waax kasta iyo Hay,add kasta oo ka jira dalka Somaliland isla markaana Dawli ah ha madax banaanaato ama ha ku hoos jirto Dawlada dhexe...
Daawo:-GUDUGA ABAARAHA GOBALKA SALAL OO KULAN YEESHAY
Hargeysa(Slpost)-Gudida abaaraha gobalka Selel ayaa ka nkulamay xaalada deegaankaas ee abaaraha iyo sida loogu qaybinaayo dadka abaarhu ay saameeyeen gargaarka. https://youtu.be/-g4j6AUQ2ks
1634 Ruux Ayaa Dil lagu Xukumay Sanadkii Tagay Sida Ay Sheegtay Haayada Amnesty International
Us(Slpost)-Hayada xuquuqda bini'aadanka ee Amnesty International, ayaa sheegtay inay jireen xukun dil badan oo la diiwaan galiyay sanadkii hore. Ugu yaraan 1,634 oo Shiinuhu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

