Sheekh Cabdiraxmaan Oo Ka Hadlay Jabuuti iyo Doorashooyinkeeda iyo Dhibaatooyinka Ka Taagan
Hargeysa(Slpost)-Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka haday dhibaatooyinka ka taagan dalka Jabuuti iyo doorshooyinka dalkaas oo ku tilmaamay in ay yihiin kuwo aan wanaag u balan...
NAFTAADA RUNTA U SHEEG BEENNA HA KU MAAWEELIN
Bini-aadmiga Ilahay abuuray waxa uu ku kala gadisan yahay waxkasta oo Nolosha iyo Dabeecada ku saabsan ,sida aynu u kala wajiyada duwanahay ayaynu u...
Jabuuti Oo Doorasho Madaxweyne Looga Dareeray
Jabuuti(Slpost)-Waxaa maanta dadka reer Jabuuti ay u dareereen doorashada guud ee waddankaasi, taasi oo ay ku loolamayaan madaxweynaha talada haya Ismaaciil Cumar Geelle iyo...
Qaxoontigii Galayay Dalka Jarmalka Oo Si Aad Ah Hoos Ugu Dhacay iyo Arimaha Sababay
Jarmalka(Slpost)-Dalka Jarmalka oo sheegay in muhaajiriinta dalkasi ku qulqulayaa ay aad hoos ugu dhaceen , wasiirka arrimaha gudaha Thomas de Maiziere, waxa uu sheegay...
Daawo:-Xidhiidhiyaha Arimaha Siyaasada Safaarada Ethiopia Ee Hargaysa Oo Waraysi Siiyay HCTV
Hargeysa(Slpost)-Xafiiska ay Itoobiya ay ku leedahay Somaliland xidhiidhiyaheeda ayaa warasi uu bixiyay kaga hadlay xidhiidhka labada dhinac, heshiiskii labada dawladood dhawaan wada gaadheen iyo...
Turkiga iyo Israa’il Oo Ka Heshiinaya Xidhiidhkoodii Go’ay Shan Sano Ka Hor
Turky(Slpost)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa sheegtay in turkiga iyo israel ay horumar ka sameeyeen sidii loo soo gabagabayn lahaa heshiis dib u soo...
Maxaa ka jira in Qaybo ka mid ah QALABKA Dhismaha Waddada Ceerigaabo laga Xaraashay Maamul-goboleedka Puntland?
Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sanaag, Axmed Cabdi Falay oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Ceerigaabo, ayaa jawaab ka bixiyey warar sheegay in qaybo ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

