HomeXasan Ciise Jaamac Oo Sheegay In Haatuf Iyo Xaqsoor Lagu Qaaday Colaad...

Xasan Ciise Jaamac Oo Sheegay In Haatuf Iyo Xaqsoor Lagu Qaaday Colaad Hore Oo Ah Wakhtigii SNM

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga caanka ah Mujaahid Xasan Ciise Jaamac, oo ah madaxweyne-xigeenkii u horeeyay ee Somaliland iyo guddoomiyaha urur siyaasdeedkii Xaqsoor, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu kaga hadlay sannad guurada labaad ee ka soo wareegtay xayiraadda saaran wargeyska Haatuf.

1

Mujaahid Xasan, wuxuu warsaxaafadeedka ku sheegay in xayiraadda wargeyska Haatuf la xidhiidho colaad hore oo ah wakhtigii SNM, taas oo uu xusay in sidoo kale lagu qaaday ururkii Xaqsoor, isagoo xusay in lagu aargoosanayo awooda dawladeed ee amaanada ah. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan “Soomaalidu waxay tidhaa wixii tagay tiigsimaad ma leh.waxay iloobeen inay ku daraan wixii tagayse isaga ayaa soo tiigsanaaya xaaladaha dambe ee taagan.

Todobaatankii sanadood ee u dambeeyay nidaamka aduunka ka shaqeeya,sida Baanka adduunka,Qasnada caalamiga ah ee IMF,Jimciyada Qaruumaha ka dhaxaysa,Gaashaan buurta NATO iyo cilaaqaadka Dawladda, Barriga iyo galbeedka iyo kuwa hore u maray iyo kuwa soo koraya, waxa weeye natiijaddii ka dhalatay dagaalkii dunida ee labaad. Dhinaca Somaliland go’aankii la gaadhay 26 June 1960 in Xamar lagu biro ayaa maanta hortaagan ictiraafkii.  Waxa kale oo hortaagan go’aanka aan la gaadhin ee aan lagu biirin barwaaqa sooranka.

Haatuf lama garan waayin in la yidhaahdo,sida caadiga ah, waanu aqoonsanay warkii aad arintaas ka qorteen, ee imika soo qora warkan kale ee kaas hore ka soo horjeeda, si ay akhristayaashu u fahmaan warka iyo dooda dhinacayagana.

Waxa lagu qaaday colaad hore oo wakhtigii SNM loo qaaday hogaanka Haatuf. Sida xaqsoor loogu qaaday colaad hore loogu qaaday hogaanka Ururkaas. Waxa lagu aargoosanayaa awoodii dawladeed ee mudada kooban amaanada loogu hayey eey ahayd inay dadka dhex u ahaato. Waxaana lagu aargoosanayaa dembiyo aan laga gelin.

Colaadihii hore kuwa wakhti dheer socda ayaa la odhan jiray,wiilkii dhashay colaadaas oo socota ayaa isagoo weynaaday ka qaybgalay. Colaadaha noocani marka ay  sii socdaan ee dad aan wakhtigay bilaa bantayba joogin soo galaan ee dameeri dhaanraacday miidhan; soo dulbuuxiyaan iyaga oon fahansanaynba meel la iskala qaaday, wax keliya ee kuu furani waa inaad Ilaahay arinta u celiso ood tidhaahid Allahayaw dadkaagan u kala markhaati fur intaanad kala dirin Aamin.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories