Ujeeddada Kulan Deg-deg ah oo Madaxweynaha Somaliland la qaatay Golaha Guurtida iyo Madax-dhaqameedka dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan deg-deg ah la yeeshay maanta Shir-guddoonka Golaha Guurtida,...
DAAWO Xog-warranka Goob-jooge Ka badbaaday Xasuuqii ay Ciidamada Itoobiya u geysteen Shacabka Jaamac Dubbad
DAAWO Xog-warranka Goob-jooge Ka badbaaday Xasuuqii Ciidamada Itoobiya u geysteen Shacabka deegaanka Jaamac Dubbad
Si Aanay U Soo Noqon Dhacdadii Gaashaamo – Qalinkii Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi)
Marka hore tacsi iyo duco waajib ah, marka xigta waxa maqaalkaygani u qaybsan yahay saddex farriimood oo ku kala wajahan, Xukuumada Somaliland, Warbaahinta iyo...
UCID: Guda-galkii Dacwadda, Badheedhihii Faysal Cali Waraabe, Doodda Jamaal Cali iyo Qabyada Muranka Taagan
Gudiga Diiwaan Galin Asxaabta Qaranka oo Maanta Bilaabay Dacwadii Xisbiga Ucid iyo Faysal oo Duray Musharaxnimada Jamaal https://www.youtube.com/watch?v=2IwpLwgeDWg
Shacabka Somaalida Kililka 5naad Waa Inay Helaan Ismaamul Ka Wada Dhexeeya Kana Badbaadiya Xasuuqa Reeraysan Ee Jigjiga – W/Q: RASHEED ALI MEIGAG SAMATER
Waxa muddo dheer oo ku aroorta illaa iyo intii Somaalida ku dhaqan Kililka 5naad ay qaateen ismaamul daakhiliya, oo la mid ah Maamullada Qawmiyadaha...
Shirkadda Telesom oo Lacago ugu Deeqday Dhismaha Waddooyin Dalka Laga Hirgalinayo
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom, ayaa lacag dhan $46,000 doollar ugu deeqday mashaariicda horumarinta waddooyinka kala duwan ee ka socda dalka...
Hargaysa..Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Si Rasmi ah Uga Bilaabmay Masjidka Cali Mataan
Hargaysa..Tartanka Quraanka Kariimka ah oo Si Rasmi ah Uga Bilaabmay Masjidka Cali Mataan https://www.youtube.com/watch?v=t2-BiXuzE_A
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

