Dr Garry Miller: Baadarigii Kitaabka Quraanku Qanciyey
Dr Garry Miller: Baadarigii Kitaabka Quraanku Qanciyey Waa khabiir u dhashay dalka Kanada (Canada) ee waqooyiga qaaradda Ameerika, aqoon fogna u leh cilmiga xisaabta...
Soomaaliya Dhaqtar Ma laha
Dalka Soomaaliya ayaa waxa uu kamid ahaa dalalka ugu waaweyn ee xaga Caafimaadka ku hormaray xiligii dowladii kacaanka iyo dowladihii ka horeeyay oo Iyagu...
Maqaal uu Ka Qoray Madaxwayne Rajab Tayib Erdogan Shirka Dawladaha Islaamka
‘Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan: Shirka Istanbul ee Nabadda iyo Caddaaladda’ Shirka dawladaha Islaamka ee dunida oo soconaya 13-14 April 2016 oo ka bilaabmay Dalka...
Midawga Yurub Oo U Xadhko Xidhay La Dagaalanka Dadka Shacuurta La Baxsada
EU(Slpost)-Shanta wadan ee ugu dhaqaalaha badan Midowga Yurub waxa ay ogolaadeen inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan la dagaallanka dadka aan dooneyn inay...
Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV
HALKAN ka daawo Barnaamijka Wargeysyada iyo Telefishanka HCTV Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV Halka Ka Daawo Barnaamijka Wargeysyadu Waxay Qoraan HCTV
Ormada Itoobiya Oo Bishii Shanaad Mudaharaadaya
Itoobiya(SLpost)-Dalka Itoobiya waxaa bishii shanaad galay mudaharaadyo ay gobolka Oromada ka wadaan dad ka tirsan qowmiyaddaasi. Mudaharaadkan oo la sheegay inuu yihiin mid ka mid...
Daawo:-Cismaan Hindi Oo Muuse Ku Dhaliilay Aflagaagada Berbera
Hargeysa(SLpost)-Cismaan Hindi ayaa musharaxa xisbiga Kulmiye ku tilmaamay mid afkiisu uu a eryaayo dadka SOmaliland isla markaasna waxa uu dhaliilo ugu jeediyay. https://youtu.be/QhMq3IWHGLg
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

