Speech of President of Ahmed Silanyo Education Sector Development Project ESDP
https://youtu.be/AhmJ13p7mJg
Daawo:Ciidamada Bada Puntland Oo Dhaawac iyo Dhimasho Ka Soo Gaadhay Tahriibayaal Ay Qabqabteen
Puntland(Slpost)-Ciidamada bada Puntland ayaa hal qof kaga dhintay dhawr kalena kaga dhaawacmeen hawlgal ay ku soo qabqabteen tahriibayaal 300 ku dhawaa oo laga tahriibinayay...
Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Dekeda Muranku Ka Taagnaa Ee Ceelgarde
Hargeysa(Slpost)-Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay dhismaha dekeda lagu muransanaa ee Ceelgarde, waxaanu shacbiga halkaas isku faro saaray...
Daawo”Waa inaan taakulaynaa maanta dadkii lafdhabarteena dhaqaale ay ku tiirsanayd..”Gudidii Abaaraha oo Yeeshay Shirkoodii U Horeeyay
Hargeysa(SLpost)-Gudidii baaraha ee dhawaan uu magacaabay madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay, waxaaay ku baaqeen in qof kastaa waxii uu ku taakulan...
Daawo” Ina Xoor Xoor Saacadaas Laga Bilaabo Cagafta iyo Laangaruusalka Ceelgarde Lagu Waxyeeleeyey Isagay U Taalaa..” Beeshii Dhisanaysay Dekeda Oo Hanjabaad Dirtay
Saaxil(SLpost)-Caaqil u hadlaayay beeshii dhisanaysay dekeda ayaa maareeyaha dekeda Berbera Cali Xoor xoor ku eedeeyay inuu ka danbeeyay shaqaaqadii gaadiidka lagu waxyeeleeyay deegaankaas, isla...
Daawo:-Sariibad U Gaar Ah Caanayda Oo Hargeysa Laga Hirgaliyay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabiga Ugu Baaqay Ka Faa’idaynteeda
Mdaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay shir labad oo isna lagu qabtay Hotel Ambassador Hargeysa, kaas oo...
Al-shabaab oo Xalay Qabsatay Saldhigyo Af-gooye Ku Yaala Waxaanay Ku Dishay Tobaneeyo Askari
Muqdisho(SLpost)-Ugu yaraan toban qof ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-shabaab ay ku qaaday saldhigyo ciidamada dawalddu ku lahaayeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Al-Shabaab...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

