Monthly Archives: January, 2016

spot_imgspot_img

Qaar Ka Mid Ah Dadka Gobalka Selel Oo La Gaadhsiiyay Deeq Raashin Ah

Hargeysa(Slpost)-Dadka ay abaaruhu saameeyeen ee Selel ayaa la gaadhsiiyay deeq raashin ah oo loogu talo galay inay ku dhaafaan xaalada abaared ee aadka u...

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Ajaanibta Ugu Daray Mudo Kale Oo Ay Ku Diyaargaroobaan

Hargeysa(SLpost)-Taliyaha laanta socdaalka Maxamed Cali Yuusuf ayaa daboolka ka qaaday nay mudo bil ah ugu darayaan inay ajaanibtu talka kaga baxaan. Waxa uu taliyahu sheegay...

Madaxweynaha Falastiin Oo Jabuuti Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Falastiin Maxuud Cabaas oo booqosho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti,sida oo kale waxa uu madaxweynaha...

Soomaalida Riddawday!

W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-cadde Waa dhalinyar luntay, waa dad diin laaweyaal ah, waa kooxo caqli ku filan oo ay samaanta iyo xumaanta ku kala...

Dawladaha Hoose ee Somaliland iyo Holland oo Iskaashi Laga Dhex Abuurayo

Hargeysa(SLpost)-Waxa ka dhacay magaalada Hargeysa kulan iskaashi lagaga dhex abuurayo ururka Dawladaha hoose ee Somaliland iyo ka dalka Holland, waxaana laga yaaba in xidhiidhkani...

Shirka Midaynta Qorshayaasha Qaranka Oo Hargeysa Ka Furmay

Hargeysa(Slpost)-Shir lagu midaynaayo qoshayaasha dawlada ayaa laga furay magaalada Hargeysa, shirkan oo uu furay wasiirka qorshaynta qaranka Cali Shoonbe ayaa ay isugu yimaadeen qaybaha...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo La Wareegey Gaadiid Lagu Caawiyay

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gaadiid kala wareegay haayda UNDP, kuwaas oo laga caawin doono gudoomiyayaasha maxkamadaha gobalada iyo maxkamadaha wareega https://youtu.be/cJeAjBzOty0

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img