Monthly Archives: January, 2016

spot_imgspot_img

Xukumadda Somaliland Oo Ku Hawlan Kala Shaandhaynta Kumanaan Qof Oo Ajaanib Degenaansho Doona Ah

Hargeysa (SLpost) Xarunta wasaaradda dib u dejinta Somaliland ayaa la ciir ciiraysa kumanaan qof oo ajaabin ah, kuwaasi oo raadinaya warqada degenaanshaha ama sharciga...

Nus Malyuun Qof Ayaa Sannad Kasta U Dhinta Sababta Cunto Aan Caafimaad Qabin Oo Ay Cuneen

London (SLpost)- Cudurrada ka dhasha cuntooyinka wasakhaysani waxa ay sannad kasta dunida ka galaaftaan dad tiradoodu gaadhayso 600 oo Milyan, kuwaas oo ay sannad...

Swedan oo Celinaysa Qaxoonti Gaadhaya 160

Swedan(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha ee Sweden, Anders Ygeman, ayaa shaaciyay qorshe dalkiisa looga saarayo ku dhawaad 80 kun oo ah qaxootiga ku guuldareystay codsigooda magangelyo...

Iimaamo Loo Qaybiyay Gaadiid

Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah iimaamada misaajidada magaalada Hargyesa iyo nawaaxigeeda ayaa loo qaybiyay gaadiid ay ka soo saartaan olola maalmeedkooda. https://youtu.be/bRsI0oJkPDU

Hargeysa:-Sheekh Carab oo ka Badbaaday Weerar Lagu Beegsaday

Hargeysa(Slpost)- Shiikh kamid ah culimo udiinka ugu waaweyn magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Cabdi Carab,ayaa galabta ka nabad-galay isku day dil kadib markii...

Xabaalwadareedyo Laga Helay Arabsiyo

Hargeysa(Slpost)-Xabaalwadareedyo ayaa laga helay Arabsiyo halkaas oo la silaayo inay ku aaseen ciidmada xukuumadii Siyaad Bare ee looga bartay dilalka isdab jooga ah ee...

Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Iftiimiyay Awooda Marwada Koowaad Dalka Ku Leedahay

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha Somaliland Abgaal ayaa muujiyay heerka awooda dalka ay ka joogto marwada koowaad oo dabcan aan wax xil ah dalka ka ahayn, wasiirku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img