Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Weftigii Uu Wasiir Xirsi Hogaaminayay Oo Kormeer Ku Sameeyay Madaarka Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wefti ka socda xukuumada Somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka Sool oo uu hogaaminayo wasiirka madaxtooyada Somaliland  ayaa kormeer shaqo ku...

Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka FIFA Oo Mareykanku Maxkamad Horgeeyay

New York, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee xidhiidhka kubadda cagta dunida ee FIFA, Jeffrey Webb, ayaa diiday inuu dembi musuqmaasuq galay. Waxa uu sidaasi ka...

Marxuum Fu’aad Aaden Cadde Oo Si Heer Qaran Ah Hargeysa Loogu Aasay

Hargeysa, (SLpost)- Alle ha u naxariistee maanta si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Naaso-hablood ee Magaaladda Hargaysa Marxuum Fu’aad Aadan Cadde oo Todobaadkii...

Nairobi: Xaruntii Westgate Oo Dib Loo Furay

Nairobi, (SLpost)- Xarunta dukaamada Westgate ee Nairobi ayaa dib loo furay kadib markii laba sanno ka hor ay soo weerareen kooxda Alshabaab. Dad saf galay...

Madaxa FIFA Ee Bolivia Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Bolivia, (SLpost)- Xidhiidhiyaha kubadda cagta ee dalka Bolivia, Carlos Chavez ayaa la xidhay ka dib baadhitaan musuqmaasuq oo dalkaasi laga sameeyay. Waxa baadhitaanka ka qayb...

“Aynu ka wada shaqayno iskuna taageersano horumarka iyo horusocodka” Wasiir Xirsi

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo bulshada gobolka Sool kala qayb galay munaasibaddii ciidal-fidriga ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaas iyo...

Sheekh Aadan-Siiro oo baaq u jeediyey Golaha Guurtida iyo Siyaasiyiin ku loolamaysa murashaxnimada Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Xiiray) oo ka mid ah culimada Caasimadda Hargeysa, ayaa si adag uga hadlay Khilaafyo sharci oo ka taagan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img