Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timi Xaaji Daahir Cilmi Ducaale

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, guud ahaan shacbiga Somaliland isaga oo ka...

Xukuumadda Siilaanyo oo Gogaankii Golaha Wakiiladu uu Ku Laalay Kiraynta Haamaha Shidaalka Sharcidaro Ku Tilmaamay, Sheegayna Inay Kiraynayaan

  Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta wasraada ganacsiga iyo maareeyaha haamaha shidaalka oo wada jir shir jaraa’id u qabtay ayaa beeniyay in warbixintii golaha laga hor akhriyay ay iyagu...

SOMALILAND SABOOLNIMADA WAXA AY KAGA BIXI 10 SANO…MAXAMED XAASHI

  MARKALA HELO DAWLAD IXTIRAAMTA, DASTUURKA IYO XEER-HOOSAADYADIISA. HADDA DAWLADDU (XUKUUMAD, XEER-DEJIN IYO GARSOORKA) WAY KA XUUB-SIIBTEEN SHARCI OO DHAN. TALO GUUD OO LA ISUGU...

War deg deg Ah:- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Laalay in La Kirayn Karo haamaha Shidaalka

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta cod u qaaday in xukuumaddu ay kirayn karto haamaha shidaalka iyo in kale. waxaana fadhigan oo ay ka soo...

Daawo;-Dood Su’aalo Aanay Mahadin Lagu Waydiiyay Sadexda Guddoomiye Xisbi oo Dhamaystiran

Hargeysa(SLpost)-Doodan ayaa lagu waydiiyay su'aalo aan looga tudhin sadexda gudoomiye xisbi, waxaana su'aalaha waydiinayay intooda badan dhalinyaro u badan kuwa jaamacadaha daka. https://youtu.be/W8AsjyNBRVU

Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Isbadalka Ku Yimi Mawqifkiisii Siyaasadeed

Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa ka hadlay sida uu uga noqday mawqifkii Somaliya ee uu siyaasad ahaan aaminsanaa iyo sida uu u qaatay siyaasada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img