Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Daawo: Xafiiska Imtaxaanaadka Oo Ku Dhawaaqay Natiijooyinka Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare

Hargeysa (SLpost)-Wasaarada waxbarashada iyo xafiiska imtaxaanaadka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada imtaxaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyaada dhaxe iyo dugsiyada sare,...

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta Uga Digay Inay Somaliya La Wadaagaan Xeerka ay Isgaadhsiinta U Samaysanayso

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland ka shaqeeya uga digay inay wax talo ah ku yeeshaan xeer...

Turkiga Oo Xusay 93 Guurada Dagaalkii Ay Ku Jabiyeen Giriiga iyo Reer Yurub

Ankara(SLpost)-Dalka Turkiga ayaa sanad guuro dhoolatus ciidan ah u sameeyay 93 guuradii ka soo wareegty wakhtigii ay jabiyaan dalka Giriiga iyo isbahaysigii reer Yurub...

Walaalkii Weynaa Weli Waa Uu Taliyaa 3

Arrinta xiisaha lihi waxa ay tahay in wasaaradda NABADDU si ay raciyadda u fahamsiiso, in magaceeda iyo hawlaheedu aanay isburinayn ay bilowday in ay...

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Ka Hadlay Murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo Iyo In Loolan Ka Dhex Jiro Xisbigaas

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ka hadlay wararka muddooyinkii ugu dambeeyey soo baxayey  ee ku saabsanaa...

Gaadhi Iyo Shaqaale Ka Tirsan Wasaarada Qorshaynta Oo Anbad Ku Galay Itoobiya

Boorama(SLpost)-Gaadhi iyo sadex shaqaale ah oo ka tirsan wasaarada qorshaynta ayaa lagu soo warmayaa inay ku lumeen dhanka xadka Itoobiya magaaladda Awbare. wararka kale ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img