Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Obama Oo Si Diiran U Qaabilay Pope Francis

US(SLpost)-Wadaadka ugu weyn diinta masiixiyadda ayaa Talaadadii shalay soo gaadhay dalka Maraykaka, isaga oo ka soo degay xerada ciidanka ee Andrews ee Washington, isaga...

Madaxweynaha Shiinaha Oo Booqanaya US

US(SLpost)-Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, waxa uu gaadhay magaalada Seattle taas oo bilow u ah booqashadiisii ugu horeysay ee Mareykanka uu ku tago tani iyo...

DAAWO Heesta NAFTEYDAA KUU JIRABANOO iyo Fanaanadda Kiin Jaamac Yare

Fannaanadda Reer UK ee Kiin Jaamac Yare, ayaa dib u qaadday Erayada Heestii Caanka noqotay sannadihii 70aadkii ee NAFTEYDAA KUU JIRABANOO oo ay hore...

Shirkada Baabuurta Ee Volkswagen Oo Lagu Samaynayo Baadhitaan

  US(SLpost)-Sharikadda Jarmalka ee sameysa baabuurta ee Volkswagen, waxay sheegtay inay toddoba bilyan oo dollar meel u dhigtay si loogu bixiyo kharashka, kaddib markii ay...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Salaadiinta Xidhan iyo Haamaha Shidaalka Ee Lagu Eedeeyay

Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ka hadashay Madax-dhaqameed ay dhowaan xidh-xidhay oo xabsiyada ugu jira iyo dhaliilo loogu jeediyey Mashruuc tuhunno badan dhaliyey oo xukuumaddu shirkado gaar loo leeyey ku mulkisiisay

Madaxweynaha oo ka hadlay Geeri ku timi Saddex Marxuum oo magac ku lahaa bulshada dhexdeeda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa ehelkii, qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee ay ka baxeen ka tacsiyadeeyey geeri ku timi Saddex...

DHAKHLIGA DAWLADDA HOOSE IYO DAYACA CAASIMADDA! (QAYBTII 1AAD)

Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img