Rug Boolis oo Laga Dhagax Dhigay Tuulada Ceel-la-Helay
Hargeysa(SLpost)-Tuulada Ceel-la helay ee ka tirsan degmada Sabawanaag ayaa laga dhagax dhigay saldhig cusub. Guddoomiyaha Degmada Sabawanaag Cali Hugur Dalab, Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin...
Xasan Sheekh Oo Ku Faanay Laamiyada Hargeysa iyo Boorama Ee Uu Telefishannada Oo Kaliya Ka Daawado
Hargeysa(SLpost) - Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo iska difaacaya eedaha xukumaddiisa uga yimaada bulshada ee ku aadan in xukumaddiisu ku fashilantay hawlaha loo...
Shirkadda Microsoft Oo Samaysay Koombuyuutar Gacmeed Aad u Tayo Badan oo Ay U Bixisay Surface Book
Shirkadda caanka ah ee Microsoft ayaa markii ugu horreysay soo saartay Kombiyuutar gacanta lagu qaato oo ay iyadu samaysay, uguna wan-qashay magaca Surface Book...
Kulmiye sidee uga baadbaadi karaa burbur ku yimaadda?!
Xisbiga Kulmiye dhexdiisa waxa sii kordhaya loollankii iyo ololihii lagu hanan lahaa jagada murrashaxa madaxweynennimo ee xisbigaas. Toddobaadkii hore waxa damaciisa jagadaas caddeeyey wasiirka arrimaha...
Israel Oo Booliskeeda Siisay Awoodo Ay ku Hagardaamaynayaan Falastiiniyiinta
Qasa(SLpost)- Israa'iil ayaa waxay ciidankeeda booliska siisay awood ay xadidaad ugu soo rogi karaan qeyba ka mid ah bariga magaalada Qudus, kaddib markii dhawaantan...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka ku Bogaadiyay Bilashada Sanadka Cusub ee Islaamka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacbiga Somaliland waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Islaamka 1437 (Hijiriyada)...
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rabshadihii Boorame
Hargaysa(SLpost)- Guddoomiyaha aqalka guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii u horaysay ka hadlay xiisada Awdal ka soo cusboonaatay, waxaanu ku tilmaamay mid sahlan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

