Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Britain oo caawineysa qaxootiga Suuriya

  Uk(Slpost)-Ra'iiwal Wasaaraha Britian, David Cameron ayaa waxaa uu sheegay in Britian ay dib u dajin siineyso kumyaal dheeraad ah oo mid ah qaxootiga wadanka...

Kongareeska Maraykan oo ka Doodaya Heshiiska Nukliyeerka Iran

  Us(SLpost)-Heshiiska caalamiga ah ee Nukliyeerka ee laga galay Iran ayaa la horgeyn doonaa Kongareeska Mareykanka marka ay mudanayaasha ka soo noqdaan fasax muddo bil...

Yurub oo Ka Hadlaysa Xal U Raadinta Muhaajiriinta Qarqiyay

  EU(SLpost)-Xubno ka tirsan gudiga Yurub ayaa saaka booqanaya jasiiradda Kos ee dalka Giriiga, si ay u darsaan culeyska ballaadhan ee ka dhashay muhaajiriinta iyo...

Lixdan Jir U Fadhiistay Imtaxaanaadka Shahaadiga Ah ee Dugsiga Sare Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Oday da'diisu tahay lixdan jiray ayaa noqoday qofkii ugu sareeyay ee imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare u fadhiista Somaliland, ogaygan ayaa u dhashay...

Carwada Wax Soosaarka Aduunka Oo Soomaaliya Ay Talyaaniga Kaga Qaybgashay Iyo Waxyaabihii Ay Soo Bandhigtay

  MILANO(SLpost)-Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga waxaa ka socda carwo dalalka caalamka ay kusoo bandhigayaan wax soo saarkooda, waxaana ka mid ah dalka Soomaaliya, oo...

Golaha Wasiirada Somaliya Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyii Ciidanka Xooga Mid Cusubna Magacaabay

  Muqdisho(SLpost)- Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta yeeshay ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xooga dalka Sareeye Gaas Dahir Aadan...

Dhankee loo socdaa: kor mise hoos?

21 Juun, 2015, oo ahayd maalin Axad ah, ayaanu soo gaadhnay madaarka caalamiga ah ee Cigaal. Hanfigii u darnaa martida Jabuuti ku cusub, ayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img