Maraykanka Oo Ruushka Uga Digay Hubaynta Maamulka Asad
US(SLPost)-Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry, ayaa telefoonka kula hadlay dhigiisa Ruushka Sergei Lavrov, si uu ugu muujiyo walaaca uu ka qabo warar sheegaya...
Cuntooyinka Shiilan Iyo Hilibka Xoolaha ee Solayga Ahi Waxa Ay Qofka Ku Keeni Karaan Wadne Xanuun
Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in dadka jecel cunitaanka cuntooyinka shiilan iyo hilibka solayga ah oo ay ku cabbaan sharaab...
Dawlada Itoobiya Oo 75 Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Ku Soo Wareejisay Somaliland
Wajaale(SLpost)-Dawlada Itoobiya ayaa gacanta u soo galisay Somaliland 75 dhalinyaro Tahriibayaal ah oo laga soo qabqabtay xadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Suudaan, Tahriibayaashan ayaa...
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir
Sarkaal iyo saaxiib kal-furraa: Siciid Cali Giir (1942kii - 2015ka) “Qacda kamaradaydiyo, Buug xusuusta qaadiyo, Qabashada rikoodhkiyo, Qalinkiyo dawaaddiyo, Qoraalkaygu way wehel,” Tuduc aan ka dheegay maansada...
Somaliya Oo Shirkada Spectrum Heshiis Kula Gashay Sahaminta Shidaalka Bada
Somaliya(SLpost)-Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta heshiis ku salaysan sahanka shidaalka ee badda Soomaaliya kula gashay shirkad la yiraahdo Spectrum magaalada...
Lixdan askar UAE iyo Sacuudi oo la dilay
Yaman(SLpost)-Waxaa hadda soo baxay weerar ay mucaaradka Xuutiga qaadeen inay ku dileen lixdan ka mid ah ciidamada isbahaysiga ee uu Sacuudiga hogaaminayo. Sacuudiga ayaa sheegay...
Dhammaan Dadkani waxay Hambalyo u dirayaan Meherka Mustafe Maxamed Nuur (Dheereeye) iyo Istaahil Daahir Nuur (SAWIRRO)
Khadar Maxamed Cakulle, Xasan Maxamed Jaamac (Panorama), Madar Cabdi Axmed, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Ibraahim Shiine), Khadar Iid Kaariye, Maxamuud Cali Maxamed...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

