Wakiilka Somaliland Iyo Somaliya Ee Qaramada Midoobay Oo La Kulmay Madaxwayne Siilaanyo
Wakiilka Somaliland Iyo Somaliya Ee Qaramada Midoobay Oo La Kulmay Madaxwayne Siilaanyo https://youtu.be/XBdk4Nsy0Us
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo ka Hadlay Isbadal Gun Iyo Baar Ah Oo ay Sameeyeen Shacbigana Ugu Baaqay Inay Laaluushka Joojiyaan Si Cadaalad Loo Helo
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay isbadal gun iyo baar ah oo ay ku sameeyeen bahada garsoorka, xafiisyo ay soo kordhiyeen...
Taliye Fadal 15 Maalmood U Qabtay In Beersoosha Gaadiidka Lagaga Furo, Digniina u Diray Tagaasida Tukhaanka Loo Yaqaano
Hargeysa(SLpost)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa mudo 15 maalmood ah siiyay shacbiga Somaliland inay gaadiidkooda kaga furaan bacda beersoosha la yidhaahdo, waxa...
Ganacsatada Saylac oo ka cabanaya cashuuraha laga qaado shiidaalka ay Yemen geeyaan iyo kuwa Berbera oo sadex jeer laab ka Jaban
Saylac (SLpost)- Ganacsatada Saylac ka dhoofisa Shiidaalka ayaa cabasho weyn ka muujiyey cashuurta laga qaado shiidaalka ay u dhoofiyaan Yemen, halka ay sheegeen in...
Shirkad Maraykan Ah Oo Laga Kiraynaayo Madaarka Berbera
Hargeysa(SLpost) shirkad laga leeyahay Dalka Maraykanka ayaa lagu waramayaa inay doonayso inay kiraysato madaarka berbera oo ay albaabadu u xidhmeen tan iyo wakhtigii dib...
Wax-qabadka Muddadii Koobnayd ee Guddoomiyaha Maxkamadda Sare
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Prof Aadan Xaaji Cali oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka warbixiyey wax-qabadka u qabsoomay muddo...
Wasaarada Cadaalada Oo Samaysay Siyaasada Xabsi Kaleexinta Caruurta Sharciga Khilaafta
Hargeysa(SLpost)-Wasaarada cadaalada ayaa samaysay siyaasada xabsi ka leexinta caruurta khilaafta sharci taas oo ay ka soo qaybgaleen xeerilaalinta,maxkamadaha,ciidanka asluubta iyo ururada bulshada. https://youtu.be/LSLquj1pgtE
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

