Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax-dhigay Cusbitaal Dhimirka Ah Oo Laga Hirgelinayo Sallaxley
Salaxley, (SLpost)- Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) iyo haweenka ururka Gaaroodi ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay cusbitaal dhimirka ah,...
Madaxdhaqameedka Allaybaday oo Beeniyey Nin Ugaasnimo Sheegtay Beeshooda
Hargeysa, (SLpost)- Madaxdhaqameedka deegaanka Allaybaday ee Gobolka Gabiley, ayaa beeniyey inuu jiro ugaas cusub oo beeshoodu dooratay, isla markaana aanay waxba ka jirin nin...
Daawo: Baarlamaanka Yurub Oo Ka Doodday Qadiyadda Ictiraafka Somaliland
https://youtu.be/3mvEPXHlaAg Brussels, (SLpost)- Xildhibaan James Carver oo xubin ka ah Baarlamaanka Yurub, kana tirsan Xisbiga Independence Party (UKIP) ee dalka Ingiriiska, isla markaana ka mid...
Kaydka Taariikhda; Safarkii Cigaal ee USA, Italy IYO Libya
Hargeysa, (SLpost)- Kaydka Taariikhda; Safarkii Cigaal ee USA, Italy IYO Libya https://youtu.be/IeXccX0qpvU
Isu socodkii Wadooyinka Ee Hargaysa Oo Mar Markale La Bedalay
Hargeysa, (SLpost)- Maayar ku xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo ay weheliyaan xoghayaha fulinta dawlada hoose, hogaanka ciidanka nabad-gelyada wadooyinka iyo qaar ka...
“UCID Ma Waxay Noqotay Jaamacadda Cayda Mise Waa Ka Siyaasad”
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xisbiga UCID ku masaalay inay yihiin jaamacadda Cayda. Waxaanu xidhibaanku...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 20aad) Fadliga masaajidka
Marka la qeexayo erayga masjid waxa lagu qeexa sujuud, oo ah goobta lagu sujuudayo, waxana eraygaa looga soo dheegta inay tahay goobta qofku ugu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

