Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga Waddani oo ka dhex-toosay Gabiley iyo Taageerayaal uga diga-rogtay Xisbiga talada haya ee Kulmiye (SAWIRRO)

Gabiley (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa munaasibad soo-dhawayn ah magaalada Gabiley ugu qabtay taageerayaal u badan dhalinyaro oo ka diga-rogtay xisbiga talada...

Somaliland oo Cashuur-dhaaf qayrul-caadi ah u soo bandhigtay Maalgashatada Caalamka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md Muuse Qaasim, ayaa sheegay inay Somaliland soo dhawaynayso maal-gashi dibadeed oo waddanka...

Ujeeddada shirar doceedyo Wasiirka Daakhiligu la yeeshay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Qorshe uu ku maaggan yahay Dufaanno mucaaradeed oo uu ku...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warrancadde, ayaa shalay gelinkii dambe Xafiiskiisa wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Hargeysa shir ugu qabtay xildhibaano ka...

Badhasaabka Gobolka Maroodijeex oo Hanjabaad adag u diray Kooxo Dhalinyar ah oo Rabshado ka sameeya xaafadaha Caasimada

Hargeysa (SLpost)- Badhasaabka gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare), ayaa ku gooddiyey inay xabsiyada caasimadda ku guri doonaan cid kasta oo ka qayb-qaadata falalka...

“Waxaan rumaysanahay in Somaliland tusaale ugu noqon doonto waddamada kale ee Geeska Afrika waxa uu yahay horumarka casriga ah ee guulaystay” – Madaxweyne Siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo oo ugu Baaqay Maalqabeennada Caalamka inay Hantidooda u huraan Khayraadka Somaliland Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ugu...

“Haddii Airport-ka la xidho oo dekedaha dalka la xidho oo maciishadaha dalka oo dhan la xidho, Hal shay oo aan la xidhin oo saamayntiisa...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo katirsan mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, isla-markaana ah Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Arrimaha bulshada ee Golahaas, ayaa ka Hadlay Halista...

Shirguddoonka Guurtida Oo Faahfaahin sababo musuq-maasuq iyo wax-is-daba marin xidhiidh la leh oo kallifay in Golahaasi Hakiyo Ansixinta Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka Hadlay Hakad ay geliyeen Xeerka Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Codbixiyayaasha oo dhawaan ay Golaha Wakiilladu Meelmariyeen. Guddoomiye-ku-xigeenka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img