Home“Haddii Airport-ka la xidho oo dekedaha dalka la xidho oo maciishadaha dalka...

“Haddii Airport-ka la xidho oo dekedaha dalka la xidho oo maciishadaha dalka oo dhan la xidho, Hal shay oo aan la xidhin oo saamayntiisa leh baa jira”

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Xildhibaan Maxamed 12Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo katirsan mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, isla-markaana ah Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Arrimaha bulshada ee Golahaas, ayaa ka Hadlay Halista ka iman karta Cudurka Ebola oo wararku sheegayaan in laga helay Ethiopia dhexdeeda.

Xildhibaanka oo u waramay Qaar kamid ah warbaahinta, ayaa sheegay in si xooggan looga taxadarro halista kasoo fool leh xanuunkaas oo si fudud lagu kala qaadi karo, isla-markaana u baahan in feejignaan hore laga yeesho.“waxan waxyar ka odhanayaa xanuunada maanta adduunka halista ku haya oo meelaha laga helay ay afrika siiba galbeedka, su’aasha taaganina waa ma jiraa xidhiidh ka dhexeeya Galbeedka Afrika iyo bariga Afrika, jawaabtu waa haa, waxana xidhiidhisa diyaaradda Ethiopian Airline, diyaaraddani waxa ay Toddobadkii Somaliland ku timaaddaa ilaa saddex duulimaad oo midkiiba sido 250-qof oo ay dheer yihiin.” Ayuu yidhi Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan.

Mudanaha ayaa sheegay in Somaliland halista xanuunkani ay kaga iman karo dhinaca Ethiopia oo ganacsi dhinacyo badan leh la leh dalalka Galbeedka Afrika oo uu xanuunkani six un u ragaadiyey. “Haddii ay Ethiopia Noqotoy Halka uu afrikada Bari uga soo gudbi karo Afrika Bari, maxay tahay xidhiidhka Ethipia la leedahay Somaliland, waxa jira oo Somaliland ehtiopia kasoo qaadataa waxyaabo badan, inagase khatarta ugu badan ee ina haysataa oo waa dhinaca Ethiopia waayo waxaynu leenahay xidhiidh ganacsi oo aad u qoto dheer” ayuu yidhi Xildhibaanku,

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii watay, waxana uu yidhi, “Sirbaa jirta ah in xanuunkaasi uu Ethiopia soo gaadhay, laakiin dhaqaalaha Ethiopia iyo wuxu ku xidhan yahay Haddii sirtaasi Baxdo inuu dhaqaalaheedu hoos u dhacayo, sidaas darted in badan waxa la saadaalinayaa inay qarinayso intay qarinkarto”

Xildhibaanku waxa uu walaac xooggan ka muujiyey inuu qaadka dhinaca Ethiopia inooga yimaadda soo raaco, maadaama uu si xawli ah si maalinle ah usoo galo Somaliland, waxaanu yidhi, “Haddii Airport-ka la xidho oo dekedaha dalka la xidho oo maciishadaha dalka oo dhan la xidho, Hal shay oo aan la xidhin oo saamayntiisa leh baa jira, mana dacaayadaynayee waxan bulshada Somaliland ku baraarujinayaa inay inaga inooga soo gudbi karto qaadka.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories