Wasiir Maxamed Biixi oo tacsi u diray Ehelkii iyo Bahda Saxaafadda ee uu ka baxay Maxamed-rashiid Muxumed Faarax
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ehelkii, qaraabadii, Asxaabtii iyo Bahda Saxaafadda Somaliland ee uu ka baxay ka tacsiyeeyay Geerida...
Ganacsigii Adoomaha Afrika – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale
Adoonsiga waa yeelasha qof binu aadama noloshiisa iyo waxkasta uu leeyahay. Waxaa adoonsigu soo bilaabmay mudo aad iyo aad u dheer, waxaa adoonsigu ka...
Xoghayihii Guud ee Ururka SOLJA oo si heer Qaran ah loogu aasay Hargeysa iyo Weedhihii laga yidhi Shakhsiyaddiisa iyo Halgankii uu ugu jiray Xoriyatul-Qawlka
HARGEYSA (SLpost)- Alle ha u Naxariistee Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, ayaa maanta si heer qaran ah loogu Aasay...
Xisbiga Waddani oo Saxaafadda Madaxa-bannaan iyo Qoyskii uu ka baxay ka tacsiyeeyey Geerida Xoghayihii SOLJA
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Waddani, ayaa saxaafadda madaxa-bannaan ee Somaliland iyo Qoyskii uu ka baxay tacsiyadeeyey Geerida Alle u naxariistee Xoghayihii Guud...
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somaliland Oo Saxaafadda Madaxa-Bannaan Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xog-Hayihii Ururka SOLJA
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Ducaale iyo Xaaskiisa Sahra Yuusuf Cabdi waxay Tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii iyo...
Maanso Baroor diiq ah oo loo sameeyey Xoghayihii ururka saxafadda SOLJA Maxamed Rashiid Muxmed Faarax
Maanso Baroordiiq ah oo uu curiyey Abwaan:Cabdixakiim Yuusuf Cali, soona baxday 29/12/2014. “Maansadani waxa uu igu dhashay ka dib markii aan maanta maqlay geeridda ku...
“Maxamed-rashiid wuxuu ku suntanaa inuu is bar-bar taagay xoriyadda hadalka mar dadka badankiisu ay ku keliyeeyeen.” – XARUNTA XUQUUQAL IINSAANKA
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iinsaanka ee Hargeysa, Guuleed Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay shakhsiyaaddii iyo Sida uu Xorriyatul-Qawlka ugu dagaalami jiray Alle ha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

