HomeXoghayihii Guud ee Ururka SOLJA oo si heer Qaran ah loogu aasay...

Xoghayihii Guud ee Ururka SOLJA oo si heer Qaran ah loogu aasay Hargeysa iyo Weedhihii laga yidhi Shakhsiyaddiisa iyo Halgankii uu ugu jiray Xoriyatul-Qawlka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

HARGEYSA (SLpost)- Alle ha u Naxariistee Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, ayaa maanta si heer qaran ah loogu Aasay Xabaalaha Xeedho ee Duleedka Waqooyi ee magaalada Hargeysa.

Wasiirada Xukumadda qaarkood, Madaxda Xisbiyada Qaranka, Xildhibaano, Maayarka Hargeysa, Bahda Saxaafadda Somaliland, weriyeyaal Caalami ah oo ka socday Ururrada Saxaafadda Caalamka iyo Kumanaan qof oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qayb galay Aaska Marxuumka.

maxamed-rashiidMaxamed-rashiid ayaa ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Nairobi oo qalliin loogu sameeyey jug iyo dhaawacyo ka soo gaadhay shil baabuur oo isaga iyo laba suxufi oo guddoomiye ku-xigeenkii hore ee SOLJA ku jiro ay ku galeen duleedka Galbeed ee magaalada Berbera oo ay ku sii jeedeen.

Dadka Aqoonta dheer u lahaa Maxamed-rashiid ayaa ku tilmaamay Shakhsi Mabda’ adag lahaa oo kaalin laxaad leh ka soo qaatay u dagaalanka Xorriyatul-qawlka iyo xuquuqda saxaafadda madaxa-bannaan.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories