HomeGanacsigii Adoomaha Afrika - Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Ganacsigii Adoomaha Afrika – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

KHAALID DUCAALEAdoonsiga waa yeelasha qof binu aadama noloshiisa iyo waxkasta uu leeyahay. Waxaa adoonsigu soo bilaabmay mudo aad iyo aad u dheer, waxaa adoonsigu ka jiray qaaradaha Afrika, Yurub, iyo Eeshiya, oo markaas ahaa dunidii la yaqaanay.

Waxaa dhexdooda is adoonsan jiray dadka Yurub,  marka dagaalada dhexmaraan Boqortooyooyinkii Yurub, waxaa kala qabsan jireen maxaabiis, kuwaas oo marka danbe loo iibin jiray sida Adoomaha. Badanaa dadka Adoomaha waxaa qaban jireen shaqooyin badan, waxaa ka mid ah, qodistay Beeraha siiba  kuwa Sonkorta, Bunka, iyo Cudbiga. Halka Dumarka iyaga shaqada Guriga iyo ka ganacsiga jidhkood oo adoonsan jiray.

Dadka ugu badan ee yurub la Adoonsan jiray, waxay ahaayeen dadka Yurubta Bari, ee indhaha buluuga ah leh. Sidaa si la mid ah ayay dadka ku nool Qaarada Eeshiya, ay sameyn jireen.

Ka ganacsiga Adoomaha Afrika waxaa uu bilaabmay qarniyo 10aad, oo Qaarada Eeshiya ayaa loo iibgan jiray, siiba Carabta, waxaa badana ka ganacsan jiray dadka Madawda ee Afrikanka ah.

Waxaa uu aad u sii kordhay iimantinkii ay Yurub yimadeen Qaarada Afrika, waxa xiligaa aad loogu baahnaa dad la adoonsado oo la geeyo Qaarada cusub ee Amerika. Qarnigii 16aad ilaa 19aad ayay dhacay ka ganacsigii Adoomaha ugu badnaa ee Afrika. Waxaa Afrika laga qaaday dad kor u dhaafay ilaa 12 Milyan oo Adoomo ah, kuwaas oo loo dhoofiyay Qaarada Ameerika.

Hadaba Siday u dhacay ka Ganacsiga Adoomaha Afrika? Waxaa dadka badanaa aaminsan yihiin in Gumaystihii Yurub, intuu dhulka Afrika yimada, oo uu qababtay dad badan oo afrikan ah, uu  dhoofiyay ilaa Ameerika.  Balse sidaa way ka duwan tahay dhacdadu,

Waxaa Afrika ka jiray Boqortooyooyin ku dhisnaa Qabiilo, kuwaas oo col ahaa, oo dalaga iyo dagsiimada kala xiiran jiray, Boqortooyo waliba waxay u heelanada ka qabsiga dhul iyo hantiba Boqortooyada kale.

Hadab markii Yurubku oo ugu horeeyaan labad Dawladooda ee Isbaanisha iyo Bortaqooska, ee ay u soo iib geeyay labaata warshadaysan Qaarada Afrika keenan Sida Dharka, Weelal, iyo Hub Casri ah. Xiligaa labada Dawladooda ee Isbaanisha iyo Bortaqiisku waxay u baahnaayee adooomo ay geeyaan Qaarada Cusub ee Ameerika. Waxay iyaguna (Boqortooyooyinka Afrika) u baahnaayeen Dhar, Qalaba, Iyo Hubka Casriga ah.

Waxaa Labada Dawladooda (Bortaqiiska iyo Isbaanishka) ee xiligaa tartanka ka dhexeeyay yeeshan Boqortooyooyin ay ku xidhan yihiin oo ay xidhiidhi ganacsi yeesheen.

Waxaaa markii ugu horeeyay ay bilaabeen inay maxaabiistii ay kala qabsadaan ay  ka iibiyaan labada dawladooda.

Waxaa taas horseeda in ay bilaamato tartan Xaga Iibinta  Adoomaha oo dhaxmaray Boqortooyooyinka Afrika,  tartanka oo kor u qaaday  ganacsigii Adoomaha Afrika, ilaa gaadhay in ay dadka kala qafaashaan oo ay iibgeeyan.

Waxaa taas  keenay in dad kor u dhaafaya ilaa 12 Milyan oo Adoomo Ah, la geeyo Qaarada Ameerika.

Waxaa Aqoomaha lagu qaadi jiray doonyo kuwaas oo cidhiidhi ah, waxaa qaar inta jidka lagu jira ku xanuunsan jireen, qaar kale ku dhintan, Halka Dumar lagu sii fara xuman jiray. Waxa aan ka badan 20% ayaa gaadhay Qaarada Ameerika,

Tirada ugu badan ee Adoomada waxa la geeyay Koonturta Ameerika iyo Wadamada laysku yidhaahdo Karibiyaanka.

Waxaa badanaa Adoomaha qaban jireen shaqooyin badan, sida Qodida Beeraha, Qodista Macnaha Iyo Ka Shaqaynta Warshadaha.

Waxaa adoonsiga horseedeen midab kale soco iyo cunsirinimo xaga midabka ah, halka Afrika u horseeday gumaysi waayo waxaa laga qaaday dhaliyaro badan oo xooga ah, kuwaas oo difaaci lahaa Qaarada Afrika.

Ugu dambayntii Adoonsiga waa masiibo guud, taas oo loo baahan in la cidhib tiro waan sii jiraa ilaa hada waxaa u badan yahay Wadamada Eeshiyada Bari.

 

Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Tel: +252634111694

Twitter: @KHDualeh

Email: khdualeh@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories