Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

BOGAADIN IYO BALLAN-QAAD – Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale,

Bogaadinta Tabaaragga iyo Tiirka Bir ah. Allow sahal ummuuraha. Intaasi waa ducadii, ta daneedna: Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadinba uga dirayaa Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee...

Falastiin oo Xubinimo looga Ogaaladay Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah iyo Guusha ay ugu fadhido Shacabka Yuhuuddu Xasuuqday

Go’aankan Dariiqa u xaadhaya Baadhis Madax-bannaan oo lagu sameeyo Xad-gudubyada Isra’iil ka geysatay Dhulka ay xoogga ku haysto ee Falastiin Hague (SLpost)- Maxkamadda Dambiyada Caalamiga...

“Inaan arrin isku mid ah anniguna si uga hadlo, Faysalna si uga hadlo, Cali Gurayna si uga hadlo ma dhacdo, laakiin annigaa musharax ah...

Minneapolis (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa bulshada ka codsaday inaanay ku qiimayn hadallada madaxda UCID qaarkood ku hadlaan...

Farqiga Hoggaamineed Ee Laba Madaxweyne Oo Somaliland Soo Kala Maray Laba Xili oo kala Duwan

Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal iyo madaxweynaha afraad ee Somaliland ee hada tallada wadanka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa laba...

Talada-guud Waa Awoodaan Laga Hor-tagi Karin oo Qarsoon; Tabta Shirkii Qorshaha Horumarinta Gobolka Gabile: Qalinkii Ahmed Sh. Nour Dualeh (Ahmed Biito)

Waxaynu hiigsanaysaa inay Somaliland noqoto dal xasiloon, dimuqraadiya, barwaaqaysan oo shacabkeedu ku naaloonayaan nolol tayadeedu aad u heer sarayso. Marka hore waxaan halkan uga...

KADABGOOYE: (Gorfeyn) – W/Q: Khadar Nuux Yoonis

Muuqaalka Wejahaddaba waxa aad arkaysaa Caleenta dooGga ah ee ay dusha sare kaga taalo (Dhawaaq dhalinyaro). Waxa farwaawayn lagu qorey Kadabgooye, magac bilaash ma...

Badhasaabka Gobolka Sanaag oo Difaacay Xukunno lagu Riday Dhalinyaro rabashado lagu eedeeyey oo Xisbiyada Mucaaradku keli-talisnimo ku tilmaameen

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka hadlay dhalinyaro dhowaan lagu xidh-xidhay degmada Gar-adag, kuwaas oo maxkamadda wareegta ee gobolkaas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img